Rabbi ha u naxariistee, waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya saaka subaxnimadii ku dhintay marxuum Yuusuf Bare Ugaas Axmed Aden. Marxuumka ayaa la sheegay subaxnimadii saaka oo ay taariikhdu tahay Isniin, Oktoobar 13, 2014, abaarihii 8:00 am (sideedii subaxnimo) uu gabar uu dhalay asaga oo caafimaad qaba dugsi geeyay, kaddibna markii uu kasoo noqday uu sariirta isku tuuray, dabadeedna daqiiqado kaddib nafta si fudud looga qaaday.
Marxuumka Rabbi samir iyo iimaan haka siiyo qoyska marxuumka, dhamaan qaraabada, iyo asxaabta meel ay joogaanba, asagana Rabbi ha u naxariisto, janadiisana ha ugu bishaareeyo. Amin.
inaa lilaahi wa inaa ilaah raajicuun alaha ha u naxariisto yuusaf bare ugaas ilaahay waxaan ooga baryeynaa in ilaahay janadii fardawsa ka waraabiyo eheladii uu ka tageyna samir iyo iimaan ka siiyo aamiin aamiin aamiin
innaallillaahi wa innaaileyhi raajicuun annaggoo ah eheladii uu ka geeriyoodey marxuunka yuusuf barre ugaas axmed aadan waxaannu leennahay allaha u naxariisto jannatul fardowsana allaha ka waraabiyo qoyski uu ka tageyna sammir iyo iimaan allaha ka siiyo 1, ugaas cabdi ugaas daahie ugaas axmed aadan 2, maxamed yarow cusmaan 3, dhaqane c/nuur farey
Inaalilaahi waa inaa ileyhi raajucoon. aigoo ah Cadar daahiye Col ujoog
kuna hadlaayo ama ka wakiil ah dhamaan reer Col ujoog meel ay gaanba
waxaan tacsiyo tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan reer Ugaas axmed Aden
meel ay jooganba iyo dhamaan eheladii ,asxaabtii dhamaan carruurtiisa
Marxuum Yuusuf Barre Ugaas Axmed Jannata fatoowso alaha ha
ka waraabiyo kitaabkiisana midigta alaha ha ka siiyo alahana ha ka
dhiggo marti la jecel yahay. amiin amiin amiin.
siiyo
Inaaalilahi wa inaaa ilahi rajucun anaga oo ah ehelkii yusuf bare ee ku nol south africa waxaaan alle oga baryenaaa in uu janada ka warabiyo adeeerkeyga amiin
inaa lillah wa inaa illlah raajacuun waxaan halkan tacsi tiiranyo leh uga direynaa anagoo kala ah
1 ali sh ibraahin sh xusen
2 aadan iftiin cabdinuur
3 sh ali aadan baale iyo dhamaan dadka ku nool dhagmada dheka waxax leenahay ilaah janada haaka warabiyo inta uu ka tagayna samar iyo imaan haa ka siiyo aamin aamin aamin in sha allah
inaa lilahi wa inaa illahi raajacuun waxaan halkan kaga tacsiyaynaynaa geerida naxdinta leh oo ku timid ugaas Yusuf anga oo ah
1Nur Cabdi Barre
2 Cabdi Xafid Maxamed nuure
3 Yusuf Adan Abdikariin
4 cabdiraxiin Cabdullahi Cali
illahay janadii fardowsa haka warabiyo marxuumka nafkasta waa dhimanaysaa anagana illahay gadashii namafidneyo ehelki iyo qarabadana Samir iyo iimaan allaha kasiyo
Inaalillaah wa inaa illahay raajicuun. Runtii wa geeri naxdin leh anigoo ah abdikadir aden shabeel(abdikadir tylor) iyo xaaskeyga nasra hassan sooyaan ,iyo dhamaan ree aden shabeel waxaan tacsiyo tiiraanyo leh u direynaa ehelki iyo qaraabadii u ka baxay allaha u naxariistee yusuf bare ugaas ahmed, oo runtii ahaa nabadoon ka baxay qoyska naga iyo dhamaan qaraabada. Janadi fardowsa allah ka waraabiyo qoyskii u ka baxayna samir iyo iimaaan allah inaga wada siiyo aaaaamin aaaaamin
ILAHOW URAXMO UGAASKA
Axmed Cumar Saalixi iyo dhamaan Qoyska reer Cumar Saalixi,inaa lilahi wa inaa illahi raajacuun waxaan halkan kaga tacsiyaynaynaa geerida naxdinta leh oo ku timid Yuusuf Ugaas Bare oo ku geeriyoodey Magaalada Nairobi,Ilaah ha u naxariisto Marxuumka
waxaan halkaan tacsi uga dirahayaa geeridii ku timi yuusuf ugaas bare oo ku geeriyooday magaalada Nairobi halkaan waxaa tacsida igala dirahaya rer mahamed ali ee uGu horeeyo
1-bashiir mahamed ali
2-mahamud mahamed ali
3-ayaan mahamed ali
4-ikraam mahamed ali
5kowsar mahamed ali
5kifaayo mahamed ali
6-mahad mahamed ali
7-raaxa mahamed ali
8-aamina mahamed ali
iyo dhamaan caruurta cabdulaahi mahamed ali (cabdulaahi buur)
ilaah waxaan uGu baryeynaa inuu janatul fardowsa ka waraabiyo