Home » News, Tacsi »

Waxgarad ka tacsiyeeyay Rabbi ha u naxariistee Sheikh Abdulahi Asad oo shalay ku geeriyooday magaalada Gaalkacyo

INAA LIAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJICUUN, KULUNAFSIN DAA-IQATUL MOOD

tacsi

Waxaan halkaan Tacsi tiiranyo leh uga diraynaah Dhamaan Reer Sheikh Abdulahi Sheikh Mahamed kheikh Daahir oo ku magacdheeraan jiray (Sheikh Abdulahi Asad) oo shalay oo ay Tarikhdu ahayd 03.11.2014 ku geeriyooday Magalada Galkayo, Waxaa aan lenahay Daman Umada Somaliyadeed Garahaan Umada Reer Puntland Khastan Qoaskii iyo Qarabadii uu kageeriyooday Shiikhu, Samir iyo Iiman in ilahay kasiiyo Marxuumkana uu Janadii Fardoowso Ilahay kawaraabiyo Amin Amin Amin.

Waxaa Tacsida Diraya:

Suldan Abdixashi Suldan Albaab
Xildhiban.Gen Abdibare Suldan Yusuf jibriil
Ex-Wasiir Ing Hasan Mahamed Jibriil
Ganacsade Sheikh Abdiwali Yusuf jibriil
Ganacsade Cumar Hajji Hussien Jibriil
Drs Asho Mahamed Jibriil
Drs Sahro Mahamed Hussien Xalus
Dr Sharmake Abdisalam Mahamud
Nabadoon Abdirisaq Hurre Jibril
Nabadoon Abdirsaq Gabalqariye.

—————-

W/Q Dr. Shirwa Abdisalam Mahamud (Jibriil)

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.