HOTEL KUWAIT PLAZA: Bishaaro, Bishaaro , Bishaaro. Waxaa Dib Laguugu Furay Isagoo Casriyeysan Hotel Kuwait Palaza oo ku yaama Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya, waxaana lagu soo kordhiyey Qalab casri ah oo dhanka Huradada ah gaar ahaan sariiraha jiifka oo ah kuwo ku qancin doona iyo weliba qaboojiyayal iyo weliba qofkii kulayl u bahanba ha moogaan.
Waxaan iyana meesha ka maqnayn “Baar Kuwaid” oo isna kaaga furan isla Hotelka gudihiisa oo aad ka heli doonto cuno fudud iyo cabitaan kulayl iyo qabowba leh.
Hotelka jiifkiisu waa mid macquul ah oo jaban marka loo eego Hoteelada ka furan magaalada Muqdisho, waana mid ku raali gelin doona iyadoo halkaas aad kala kulmi doontid shaqaale loo tababaray shaqadooda.
Hoteelku waxuu ku yaalaa wadada Maka -Almukarama ee Magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxaysa isgoyska dabka iyo isgoyska shaqaalaha ssagoo kaa qabanaya dhinaca qorax kasoo bax.
Waxii faah faahin ah ee la xariira Hotel Kuwait Plaza kala xiriir telefoonada kala ah: +25261-8900090, +25261-7717228, +25261-7717229, +25261-7036556, +252-855500, ama cinwaanka Facebook ee Kuwait Plaza Hotel.
Hadaba, ha moogaan oo haka maqnaan hurdo raaxo leh, cuno iyo cabitaano kala duwan oo ku raali geliya iyo qiimo macquul ah.
Hoos ka daawo muuqaalka Hotel Kuwait Plaza oo ku yaala caasimadda dalka Soomaaliyeed ee Muqdisho: