Home » News, Tacsi »

Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota Qoyska Col. Jeelle Cigaal Aadan oo ku saabsan Geerida naxdinta leh ee Marxuum Cabdullaahi Jeelle Cigaal

INNAA LILLAAH WA INNAA ELEYHI RAAJACUUN!

7

 

INNAA LILLAAH WA INNAA ELEYHI RAAJACUUN

Waxaa  magaalada Perth ee waddanka Australia lagu diley Marxuum Cabdullaahi Jeelle Cigaal, kaasoo meydkiisa dhawaan la helay, kadib markii Muddo Asbuucyo ah la waayay.

Haddaba Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuumka ayaa waxaa looga tacsiyeynayaa Ehaladii iyo qoyskii uu marxuumku ka baxay.  waxaana Tacsida dirayo dhammaan Ehelada iyo Asxaabta kale ee aan magacyadooda hoos ku xusi doono.

Waxaanna Ehelada iyo Asxaabta Tacsida dirayo Marxuumka ay Eebbe oga baryayaan  inuu Janaddii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, Qoyskii iyo Ehaladii uu ka baxayna  Samir iyo Iimmaan waafi ah kasiiyo!  Aammiin! Aammiin!

Waxaana Ehelada iyo Asxaabta Tacsida dirayo ay magacyadoodu kala yihiin sida hoos ku xusan:-

1). Dr  Bashiir Nuur Xasan Loyaan

2). Maxamed Cumar Cilmi (Dhegaweyne)

3). Maxamuud Xaashi Dhabba-Caddeeye

4). Cabdisaaq Faarax Afdheere

5). Maxamed Cabdi Cumar Gacameey

6). Col. Axmed Warsame Cabdulle ( Biixi)

7).  Col. Cabdi Cismaan Nuur

8).  Col. Salaad Nuur Shareeco

9). Aways Xasan Cabdi

10). Cabdirshiid Faarax Afdheere

11). Shire Jaamac Ashkir

12). Xasan Maxamed Faarax (Coongaab)

13). Maxamed Cabdullaahi Lugyar

14). Maxamuud Nuur Shareeco (Cadde)

15). Cabdullaahi Maxamed Goonweyn

16). Cabdi-qadar Cumar Cilmi

17). Axmed Xasan Axmed (Fiille)

18). Maxamed Ibraahim Xoosh

19). Maxamed Warsame Gaalshire

20). Cabdinaasir Cumar Cilmi ( Gacameey)

21). Cabdiqaadir Maxamed Shire  (Jiis)

22). Maxamed Xasan Cilmi (Sayid)

23). Xuseen Muuse Buraale

24). Cali Sheekh Aadan Shire Fareey

25). Maxamed Sheekh Maxamuud( Janna-gale)

26). Isxaaq Cabdullaahi Cilmi

27). Cabdinaasir Aadan Jaamac

28). Cabdi Warsame Xirsi Deer (Huruuse)

29). Jaamac Faarax Coongaab

30). Bashiir Maxamed Dhagaafe

31). Cabdi Cali Barre

32). Daahir Faarax Afdheere

33). Sheekh Axmed Sheekh Cilmi

34). Cabdullaahi Cali Madoobe

35). Axmed Tahliil Biixi

36). Cabdixakiin Faarax Taano

37). Guhaad Cali Gurxan (Jucfe)

 

Daahir. F. Afdheere
Email. Owsame1@yahoo.com
Birmingham, United Kingdom

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.