Home » News, Tacsi »

TACSI: Waxgarad Tacsi Tiiraanyo leh ka dirayo Geerida Marxuum Xuseen Warsame Samatar

xuseenInnaa Lillaah Wa Innaa Eleyhi Raajacuun!  Waxaa maanta oo ah maalin Axad ah magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ku geeriyoodey Marxuum Xuseen Warsame Samatar oo bilihii u dambeeyey aad ugu xanuunsanaa isla magaalada Istanbuul.

Geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Xuseen Warsame ayaa iyagoo aad oga tiiraanyeysan waxaa ka tacsiyeynayo ehelada iyo asxaabta kale ee aan magacyadooda hoos ku xusi doono.

Waxaana ehelada iyo asxaabta Tacsida dirayo ay Marxuumka Eebbe oga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana midigta ka siiyo, eheladdii iyo qoyskii uu ka baxayna Samir iyo Iimaan waafi ah inuu Eebbe ka siiyo. Aammiin! Aamiin!

Waxaa haddaba ehelada iyo asxaabta Tacsida dirayo ay magacyadoodu kala yihiin sida hoos ku xusan:-

1). Cabdirsaaq Faarax Afdheere

2). Bashiir Nuur Xasan (Looyaan)

3). Cabdirshiid Faarax Afdheere

4). Cabdiweli Saleebaan Cabdi (Cidaancite)

5). Raphael Wittwer

6). Maxamed Cumar Cilmi (Dhegaweyne)

7). Shire Jaamac Ashkir

8). Aweys Xasan Cabdi

9). Cabdirsaaq  Barre Jaamac Gerri

10). Shire Cabdisamad Jaamac

11). Cabdullaahi Maxamed Cali (Giigiile)

12). Xildhibaan. Axmed Cismaan Daqare

13). Axmed Sanweyne Cabdi

14). Jaamac Faarax Coongaab

15). Aadan Ibraahim Geesdiir (Waayeel)

16). Jaamac Indhabuur Jaamac Deer

17). Aadan Ibraahim Ow-xirsi (Cirro)

18). Cabdi Nuur Gaas

19). Barre Saleebaan Santuur

20). Cabdi Warsame Xirsi Deer ( Huruuse)

21). Bashiir Maxamed Cali (Galeey)

22). Hire Maxamed Cismaan (Jab-ari)

23). Maxamed Faarax Dheere

24). Cabdullaahi Maxamed Barre (Baraawe)

25). Aadan Xasan Barre ( Aadan Cadde)

26). Cabdullaahi Ciise Cabdi (Wabi)

27).  Isxaaq Cabdullaahi Cilimi Sahal

28). Daahir Faarax Afdheere

29). Cabdullaahi Amko

———————————–

Daahir. F. Afdheere
Email.owsame1@yahoo.com

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.