Home » News, Tacsi »

Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Nabadoon Khaliif Maxamed Waceys

TACSI201Tacsi Tiiraanyo leh oo ku socota ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay NABADOON KHALIIF MOHAMED  WACEYS oo ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq.
Dhamaan waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyskii iyo Qaraabadii iyo Dhamaan Reer Mohamed Waceys oo walaalkood nabadoon Khaliif Mohamed Waceys uu xalay ku geeriyooday ku magaalada Cabuduwaaq ee gobolka Galgaduud, Marxuumkana waxaanu Alle uga baryaynaa inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxayn samir iyo iimaan saadiqa ah Allaha ka siiyo.
Waa kan hoose liiska magacyada tacsidaan sida wada jirka ah u diraayo:
1:XIDHIBAAN.DRCABDI  SHIRE  JAAMAC/CIYAARJECEL
2:SULDAAN .CADCEED ABDI  WACEYS
3: DR. NUURO SHIRE CABDALLE
4:NABADOON. XAYIR MAXAMED WARASAME
5: NABADOON .SALAAD JAMAC WARSAME /SALAAD/ FOORJO
6:NABADOON CABDI XIRSI ADAAX
7:NABADOON .BOOTAAN CISMAAN  SIYAAD/ QOORCADE
8:MAXAMED XAASHI JAMAC
9: MAXAMED XUSSEEN CISMAAN
10:UGAAS XASAN SHIRE JAAMAC/ CIYAAR JECEL
11:COL. MAXAMUUD SHIRE /QAAM
12:COL. FAARAX MAXAMED WARSAME
13:ABWAAN XUSEEN SHIRE JAAMAC /CIYAAR JECEL
14: AXMED FAARAX SIYAAD
15:CABDI DHUUX FAARAX SIYAAD
16:CABDI MAXAMED IBRAAHIM BOOLOW
17: SAAQO MAXAMED IBRAAHIM
18CABDULLAAHI XASAN CABDI WACEYS
19 SAHRO SHEEKH MAXAMUUD
20:CALI BIRE SIYAAD
21:XALIIMO MAXAMUUD IBRAAHIM BOOLOW
22:D.R MAXAMED DIRIR CILMI
 23:ENG DIINI SHIRE JAAMAC  CIYAAR JECEL
24:MAAMA CAASHO CABDILLE
25:MULAAXO SIYAAD TIMAYARE
26:CABDIXAKIM YASIN MAXAMUD
27:SHUGRI MAXAMED XAASHI
28:CAGAAFE CILMI CALI
29:CABIWALI SHEEKH MAXAMED BAARCADE
30:CAWIL SHEEKH MAXAMED BAARCADE
31:CIRO SHEEKH  MAXAMED BAARCADE
32:NASTEEXO CALI  XASAN
33:ZAMZAM NUUR CALI
34:COL:XAASHI CALI  GALEYR
35:CABDIXAKIM YASIN MOHAMUD/FILIQEY.
______________________________________________________________
Wareysigaan waxaa AOL usoo gudbiyay wariye Maxamed Gaarane Aden.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.