Home » News, Tacsi »

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun. AUN Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku dhimatay Cabdiyo Maxamed Axmed (Coley Huris)

TACSI201
Allaha u naxariistee waxaa Gelinkii dambe ee Maanta oo Sabti  ah, taarikhduna tahay May 14, 2016 magaalada Muqdisho ku dhimatay marxuumad Cabdiyo Maxamed Axmed (Coley Huris).

In kasta oo ay tii Alle jirto, geeri kastana ay sabab leedahay, anagoo ah Dhamaan Bahda Allgedo waxaan halkani Tacsiyo tiiraanyo leh ugu direynaa Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed (Shire Coley) geeridii ku timid hooyadiisa Cabdiyo Maxamed Axmed (Coley Huris.)

Waxaan Ilaah uga baryayaa in uu u danbi dhaafo, Janatul Fardowsana ugu bishaareeyo. Aamiin.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.