Home » Archive Montly September, 2016
Musharax Jibriil Cabdulle oo si weyn loogu soo dhaweeyey Baydhabo (Sawirro)
Baydhabo, Jimce, 30, Septeember, 2016—–Musharaxa Dhaq Dhaqaaqa Hal Qaran oo u tartamaya Xilka madaxweynaha Soomaaliya Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada baydhabo oo ka bilaabay ololihiisa doorasho, soo dhaweynta waxaa ka qayb qaatay madaxda gobolka, Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, Ururada Bulshada iyo Dhalinyarada.
Jibriil ayaa xalay kulamo...
Maritime Delimitation in the Indian Ocean (Somalia v. Kenya)
THE HAGUE, 23 September 2016. The public hearings on the preliminary objections raised by Kenya in the case of Maritime Delimitation in the Indian Ocean (Somalia v. Kenya) were concluded today. The Court will now begin its deliberation.
During the hearings, which opened on Monday 19 September 2016 at the Peace Palace, seat of the Court, the delegation of Kenya was led by Professor Githu Muigai, Attorney-General...
Maamulka Degmada Baardheere oo Dhagax dhigey Afar Mashruuc oo lagu horomarinayo Deegaanka (maqal+masawirro)
Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigey ilaa Afar mashruuc oo la bilaabay in laga hergeliyo degmadan, waxaana xafladii lagu soo bandhigayey Mashaariicdaan ka soo qeyb galay Xubnaha maamulka, Odoyaasha dhaqanka, Haweenka, Culama udiinka, dhalinyarada iyo waxgarad kale.
Dhismaha Mashaariicdan oo ahmiyad gaar u leh bulshada ku dhaqan magaalada Baardheere ayaa waxaa...
Daawo Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo cadeeyey in saxiixii MOU uu Soomaaliya halis ka bad-baadiyey
Xeer Ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Nuur ayaa qiray in MOU ay saxiixday Xukuumadii Raysal Wasaare Cumar Cabidirashiid sanadkii 2009 ay ku saxsanayd, arinkaasna ay mudan tahay in lagu amaano.
Halkaan hoose ka daawo muqaalka Xeer Ilalaiyaha Qaranka oo ka hadlaya arinta Badda Soomaaliya.
Read More →
Wasiir Kuxigeenka Beeraha Dowladda Federaalka: Sanadkaan cunta yari baa jirta ee Soomalidu waa in ay isku tashato (Dhageyso)
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha Soomaaliya, Cabdicasiis Saalax Carmaan
Muqdisho, Sept, 24, 2016 – Wasiir ku xigeena wasaaradda beeraha Dowladda Soomaaliya C/casiis Saalax Carmaan oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa walaac daran ka muujiyay biyo yari iyo dalagyada soo go’ay oo aad u yar, waxaana uu wasiirku walaacaasi u cuskaday warbixin kasoo baxday QM oo lagu sheegay...
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 24 September 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay.
Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Dowladda Federaalka oo xoojineysa Amniga Doorashooyinka, Maxkamada Ciidamada oo xukuntay maleeshiyaad sheegtay Daacish, Ciidanka Dowladda oo Maleeshiyada Al-Shabaab ka saaray...
Why the memorandum of understanding was not challenged as “Null and Void?”
By: Abdulkadir Mohamed Tahlil, Director of the Birmingham Justice and Advocacy Center.
In 2014 Somalia sued Kenya, for maritime border dispute before the International Court of Justice, asking The Hague-based court to determine the “precise geographical co-ordinates” of the maritime boundary in the Indian Ocean between the two neighboring countries, adding that diplomatic negotiations regarding...
Mugabe: AU Will Form Splinter Group if Not Given Permanent UN Seat
September 24, 2016 9:13 PM
Zimbawe’s president, Robert Mugabe, gestures as he addresses supporters of his ruling ZANU-PF party at Harare International Airport, Zimbabwe, Sept. 24, 2016.
HARARE, ZIMBABWE —
Zimbabwe’s president said Saturday that the African Union was planning to form a splinter group with countries such as Russia, China and India if the U.N. Security Council did not...
Somalia wins first round maritime case against Kenya
Saturday, September 24, 2016
The Attorney General of Kenya, Professor Githu Muigai
Somalia’s Attorney General Ahmed Dahir put up a spirited case at the International Court of Justice against Kenya’s attempts to discredit a border row case it has petitioned the court to resolve.
Kenya’s Attorney General Githu Muigai slammed Somalis as ‘ingrates’, accusing them of reneging on a...
Kaine previews debate for voters: ‘Don’t get tricked by Trump’
Katie Couric
Global Anchor
September 23, 2016
By Amy Sullivan,
Expectations for Hillary Clinton heading into the first presidential debate with Donald Trump may be unfairly high, Democratic vice presidential nominee Tim Kaine said on Thursday.
“I’m worried about that,” he told Yahoo New Global Anchor Katie Couric. “Donald’s been able to get away with some things that Hillary couldn’t,...