Home » Archive Daily October 4th, 2016
Madaxweynaha oo soo gabagabeeyay socdaalkii uu ku tegay Baydhabo
Muqdisho, 4 October 2016 (Villa Somalia)—- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho kadib socdaal shaqo oo uu ku tegay magaalada Baydhabo ee xarunta Dowlad Goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya.
Madaxweynaha oo ujeedka socdaalkiisa uu ahaa dardar-gelinta hawlaha doorashada, xaqiijinta qoondada dumarka ee labada aqal...