Home » Archive Daily October 9th, 2016

Xildhibaanada baarlamaanka cusub ee maamul goboleedka Hirshabeelle oo la dhaariyay

Oct 9, 2016
Muran, isqab-qabsi iyo caqabado badan oo laga soo maray sidii maamul goboleed loogu dhisi lahaa lagada gobol ee Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe, waxaa maanta magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelada Dhexe lagu dhaariyay xildhibaanada maamulka labadaas gobol oo loo bixiyay Hirshabeelle. Xildhibaanada maanta la dhaariyay ayaa waxay tiradoodu gaareysaa 73, ayada oo munaasabaddii dhaartana ay kasoo qeyab galeen... 

Akhri liiska mushariixinta aqalka Sare ee Jubbaland

Oct 9, 2016
Hoos ka aqkhri liiska magacyada musharaxiinta aqalka sare ee dowladda Dhexe ee Federaalka uga qeyb qaadanaya maaml goboleedka Jubbaland.  Read More →

Madasha Hoggaanka Qaranka oo ku baaqdey in deg-deg loo joojiyo colaadda Gaalkacyo

Oct 9, 2016
Muqdisho, 8 October 2016 (Villa Somalia)—Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa ugu baaqday dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug inay deg-deg uga wada shaqeeyaan sidii loo xalin lahaa dagaalada soo noqnoqday ee ka dhacaya magaalada Gaalkacyo. Xiriir khadka telefonka ay ku yeesheen dhammaan madaxda Madasha Hoggaanka Qaranka ayaa waxay ku muujiyeen walaacooda ku saabsan qatarta ka imaan karta colaadda... 

Tevlin: Abdi Warsame is a voice for Islam, for Somalia, and for hope

Oct 9, 2016
SEPTEMBER 24, 2016 — 5:29PM Jon Tevlin Columnist | Metro email: jtevlin@startribune.com phone: 612-673-1702 Jon Tevlin is a metro section columnist. With the U.S. State Department as his sponsor, Abdi Warsame had just spent several days traveling around Morocco, talking to other Muslims about the reach of radicalization on Somali youth, Islamophobia and the life of an immigrant in today’s...