Home » Archive Daily October 17th, 2016

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Oct 17, 2016
Mogadishu, 15 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Guddoonka Baarlamaanka HirShabelle oo la doortay, Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyey in liiska Ergada qaar la soo gudbiyey, Taliyaha Booliiska oo GalMudug kala hadlay dib u... 

Madaxweynaha oo soo dhoweeyey doorashooyinka xubnaha Aqalka Sare ee Galmudug

Oct 17, 2016
Mogadishu, 16 October 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa soo dhoweeyey Madaxda iyo Baarlamaanka Galmudug tallaabadii dimoqraadiyada aheyd oo ay xubnaha Aqalka Sare u matalaya Galmudug ku doorteen iyo gaar ahaan inay labo haween ah u soo doorteen Aqalka Sare oo ah tallaabo horey loogu qaaday Doorashada 2016ka. Madaxweynaha ayaa yiri “Waxaan marka... 

War saxaafadeed: Hannaanka Doorashooyinka 2016

Oct 17, 2016
Mogadishu, 16 October 2016 – Guddiga Federaalka Hirgelinta Doorashada Dadban (GFHDD) waxaa uu soo dhaweynayaa una hanbalyeynayaa Dowlad Gobaleedka Galmudug oo ku guuleystay in uu soo doorto siddeedii xubnood ee u matalayey Aqalka Saree ee baarlamaanka. Guddigu waxa uu ku ammaanayaa Galmudug sida uu u soo buuxiyey qoonddadii haweenka ee Aqalka Sare iyadoo siddeedda xubnood ay labo ka mid ah ay...