Home » Archive Daily October 19th, 2016

QORMO XIISO LEH:  Beesha Sade waa inay kalsoonida kala laabataa maamul ku sheegga Galmudug –  W/Q. Daahir Faarax Afdheere

Oct 19, 2016
Beesha Sade Daarood oo ka mid ah beelaha ugu badan ee dega gobalka Galgaduud ayaa waxaa haatan ka soo yeerayo qayla-dhaan aad weyn oo ku wajahan in lagu xad-gudbay saamigii awood qaybsiga ahaa ee ay ku lahaayeen Maamulka Galmudug. Marka aad fiiriso Xubnaha Aqalka hoose ee Baarlammaanka ee horey Beesha Sade looga siiyay maamul ku sheegga Galmudug ayaa la oran karaa ma’aha wax Caddaalad ku dhisan,...