Home » Archive Daily October 22nd, 2016

Howlo looga gaashamanayo Daadadka Roobabka ayaa ka soconaya Baardheere (Codad iyo Sawiro)

Oct 22, 2016
Baardheere, Somalia (AOL) – Togan oo mara gudaha degmada Baardheere ayaa xilliyada Roobabka ay ka da’aan degmada iyo nawaaxigeeda waxaa ka dhalan jirey khasaarooyin balaaran oo ay ka mid yahiin, Barakaca dad lagu qiyaasey ilaa 5 kun oo qoys kuwaasi oo daadadka ay ku soo rogman jireen, xaafadaha magaalada oo kala xirma, bur bur ku yimaada dhismayayaasha dadku ay degan yahiin iyo raashinka... 

Ugaas Xasan oo ka soo horjeestay maamulka Hir-Shabeele

Oct 22, 2016
Sabti, Oktober 22, 2016 (HOL)-Ugaas Xassan Ugaas Khaliif ayaa ka hadlay kulan asaga iyo madaxweynaha Hir-Shabeele ay shalay ku wada qaateen Baldweyne. Ugaas Xassan yaa sheegay in aysan isla soo qaadin Hiiraan iyo Shabeele Dhexe. Si kastaba ha ahaatee, wuxuu ugaasku sheegay inay ka wada hadleen war ku saabsan beelo. “War qabiil ma noqon karo siyaasad’, ayuu ugaasku yiri. ‘Cid kasta... 

‘Won’t sever ties’ with Washington: Duterte waters down US talk, blasts EU instead

Oct 22, 2016
Published time: 22 Oct, 2016 14:16 President of the Philippines Rodrigo Duterte attends a news conference during his visit in Beijing, China, October 19, 2016. © Jason Lee / Reuters The outspoken Philippine leader backtracked on claims of a ‘separation’ from the United States, a day after making the announcement in Beijing. He unleashed his sharp tongue on the EU, however. Duterte initially... 

Somali pirates free 26 Asian sailors held since 2012

Oct 22, 2016
By Abdi Sheikh | MOGADISHU October 22, 2016 Somali pirates have freed 26 Asian sailors held captive in a small fishing village for more than four years since their ship was hijacked in the Indian Ocean, a government official said on Saturday. The sailors — from China, the Philippines, Cambodia, Indonesia, Vietnam and Taiwan — were seized close to the Seychelles in February 2012, a time... 

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Oct 22, 2016
Mogadishu, 22 October 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; 35 Xildhibaanada Aqalka Sare oo la doortay, Madaxeynaha Dowlad Goboleedka HirShabelle oo la doortay, Madaxweynaha oo xariga ka jaray Mashruuca Nadaafada Muqdisho, Ra’iisul... 

Police carding an ongoing irritant in Edmonton’s Somali community

Oct 22, 2016
Young Somali-Canadians complain police officers stop them ‘for no reason’ By Andrea Huncar, CBC News Posted: Oct 21, 2016 7:02 AM MT Last Updated: Oct 21, 2016 12:37 PM MT Ahmed Abdulkadir said the police practice of carding is a major concern for youth in Edmonton’s Somali community. Members of the Somali community in Edmonton say police relations have improved but still need...