Home » News, Tacsi »

Tacsi ku socota AUN marxuum Axmed Xaaji Xaashi Jaamac Geri (Amxaar)

xaashiWaxaan halkaan Tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Dhamaan Qoyskii, Ehelkii, iyo Asxaabtii uu ka baxay Abtigay Marxuum Axmed Xaaji Xaashi Jaamac Geri (Amxaar) oo 25/12/2016 ku geeriyooday Magaalada London ee UK. Waxaan Ilaahay uga Baryayaa inuu Xanuunkiisii dambi dhaaf uga dhigo, Jannadiisa Firdowsana fadhi uga dhiga, Ducadeenana Maqbuul uga dhigo, intii uu ka tagayna Samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin

Cabdullaahi Xaaji Bashiir Ismaaciil.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.