Home » Archive Montly January, 2017

Dagaal qaraar oo maanta ka dhacay deegaanka degmada Dheka-Suftu ee gobolka Liibaan

Jan 30, 2017
Dheka-Suftu, Liibaan (AOL) – Ciidan ka tirsan kuwa Maamulka Oromada iyo maleeshiyaad kale ayaa shantii galabnimo ee maanta ee saacadda Afrikada bari weerar ku soo qaaday Degmada Dheka oo ka tirsan ismaamulka dhulka Soomaalida Itoobiya. Dadweeynaha deegaanka Dheka ayaa si geesinimo leh uga hor tagay weerarkan wuxushnimada ah waxana halkaasi lagu jebiyey ciidamadii maamulka Oromada iyo maleeshiyadii... 

Iran Retaliates to Trump’s Order With Ban on U.S. Citizens

Jan 28, 2017
Trump’s restrictions ‘are an open affront against the Muslim world’ and ‘will be known as a great gift to extremists,’ foreign ministry says. By Reuters On 1/28/17 at 6:15 PM Iran said on Saturday it would stop U.S. citizens entering the country in retaliation to Washington’s visa ban against Tehran and six other majority-Muslim countries announced by new U.S.... 

Qoysas ku soo barakacay Baardheere oo Codsanaya in la gargaaro (Daawo Sawwiro)

Jan 28, 2017
Ku dhowaad ilaa 57 qoys  oo ka soo kala barakacay deegaano ka kala tirsan Gobolka Gedo  ayaa todobaadyadii  ugu dambeeyey waxay soo gaareen Xeryo barakacayaal ee ku yaala duleedka degmada Baardheere, qoysaskan ayaa isugu jira kuwa nooloshoodu ay ku tiirsaneyd Xoolaha, waxayna ka kala yimaadeen Tuullooyinka, Buraa, Daarmacalin, Dhubaa, Reyqode, Dheenle, Siidimo, tarako iyo Faanweyn. Xuseen Maxamed... 

Musharax Madaxwayne Farmaajo oo maantay la guddoonsiiyay shihaadadii musharaxnimada.

Jan 28, 2017
Muqdisho, January, 2017 – Musharax Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka mid ah musharaxiinta ugu cad cad kursiga madaxtinimo ee dalka ayaa maantay guddiga doorashada ka guddoomay shihaadadii tartanka kaddib, markii uu buuxiyay sharuudihii looga baahnaa. Musharax Farmaajo oo horay dalka uga soo noqday R/wasaare ayaa xilkaan u tartamaya markii 2aad, waxaana dadka odorosa siyaasadda Soomaaliya,... 

Daawo: Documentary laga diyaariyey Dawladii kacaankii Siyaad Barre

Jan 28, 2017
Waxaa la soo saaray Horudhaca muuqaal laga diyaariyay Dowladii Jaalle Siyaad oo meelo badan taabanaya kaas oo ka sheekaynaya wax qabad iyo iyo wax dimaal labadaba wixii ay dowladu samaysay iyo sida ay shacabka Soomaaliyeed intoodii soo gaartay iyo kuwii la shaqeeyay ay u dareensanyihiin Maamulkii Kacaanka ee dalka ka ariminayay 21 sano. Waxaa Muuqaalka ka muuqanaya dad ka soo shaqeeyay dowladii oo... 

Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Baarlamaanka Oo Nairobi Uga Qeybgalay Shir Ku Saabsan Wax Ka Qabashada Abaaraha Dalka “SAWIRRO”

Jan 25, 2017
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa magaalada Nairobi uga qeybgalay shir ku saabsan wax ka qabashada abaaraha ka jira gobollada dalka Soomaaliya. Shirkan waxaa Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ku wehliyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya,Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka,Xildhibaanno ak tirsan Golaha Shacabka, mas’uuliyiin... 

Fariin Deg-Deg ah: Qaraxii lagu weeraray Hotel Dayax

Jan 25, 2017
SAXAAFADEED WAR Tr: 25ka Jan, 2017 Faafin degdeg ah Wixii dheeri ah kala xiriir: Email: info@farmaajo2016.com   Qaraxyadii lagu weeraray Hotel Dayax Waxaan tiiraanyada la qeybsanayaa shacabka Soomaaliyeed oo idil, gaar ahaan ehelada iyo qoysaska dadkii saaka ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay qaraxyadii bahalnimada ahaa ee ay kooxda argagixisada ah ee Al Shabaab ku weerartay Dayax Hotel. Runtii... 

War Saxaafadeed: Musharax Cali Xaaji Warsame oo soo dhaweeyay Doorashadii Aqalka Sare

Jan 22, 2017
Soo dhaweyn Doorashada Aqalka Sare Sida aan wada ognahay maalmahaan waxaa socday abaabul iyo shirar looga gon leeyahay in lasoo  doorto gudoonka iyo labadiisii ku xigeen ee aqalka sare ee Soomaaliya, Shalay oo sabti 21, January 2017, Ilaa iyo hadda waxaa suurto gashay in la dhegaysto soo jeedintii khudbadaha xildhibaanaddii u tartamayey xilalkaas, waxaa xigi doono doorasho Axadda 22, January 2017. Hadaba... 

TACSI Marxuum G/Sare Axmed Cali Yuusuf.

Jan 22, 2017
​Anigoo ku hadlaya magaca Reer Xaaji Ismail Yussuf Faahiye, waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Walaasheen Saciido Xaaji Bashiir Ismaaciil iyo Caruurteeda, iyo Qoyska Reer Cali Yuusuf, Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid Saygeeda Marxuum G/Sare Axmed Cali Yuusuf oo Talaadadii 17/01/2017 ku geeriyooday Isbitaalka Al-Qaasimi ee Magaalada Sharjah – UAE, halkaasoo uu degenaa ilaa... 

SAWIRRO: Dhismaha Isbitaalka Guud ee Balanbal oo meel fiican maraya iyo Guddoomiyaha Gudigga Dhismaha Xabiibo Cali Dharaar oo ka war bixisay

Jan 17, 2017
Waxaa magaalada Balanbal ee gobalka Galgaduud haatan si weyn uga socanaya Dhismaha Isbitaalka guud oo laga hirgelinayo magaaladaas, kaasoo ka bilowday Bishii Nofeembar ee sanadkii tagay ee 2016. Isbitaalka guud ee Balanbal  ayaa waxaa u ka koobnaan doonaa  30 qol, 12 musqulood, 4 maqaasiin iyo hool aad u weyn, kaasoo haatan uu dhismihiisu marayo meel fiican. Dhismaha Isbitaalka Balanbal ayaa waxaa...