Home » News »

Maamulkii Cusbaa ee Degmada Garbahaarey & Xubno Gobalka ah oo xilkii la wareegay daawo Xaflad lagu taageerayo.

2222
Maamuulkii cusbaa ee Degmada Garbohaarey iyo Xubno cusub oo maamulka Gobalka Gedo lagu dhamaystiray ayaa maanta Xilalkoodii la wareegay sidoo kalana waxaa loo qabtay xaflad balaaran oo soo dhaweyn ah.

Maamulkan ayaa waxaa maalmo ka hor soo magacaabay Madaxweyne ku xigeenka jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayadoo xubnaha Maamulkan ay u badanyihiin xubno horey xilal uga soo qabtay maamuladii hore ee gobalka iyo kan Degmada.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.