Home » News »

Daawo: Maamulka Jubbland oo Taageeray Musharaxnimada Prof Jawaari.

dddddddddd
Waxgaradka dhaqanka ee Maamulka Jubaland ayaa maanta Kulan ay ku yeesheen Magaalada Kismaayo, waxay Taageero Xoog leh u muujiyeen Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya,  Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawari oo mar kale u taagan qabashada Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulankan waxaa soo Qaban qaabiyey Maamulka Jubaland isla mar ahaantaana Waxuu dhabar jab ku noqonayaa Musharax C.rashiid Maxamed Xidig oo isagu ka soo jeeda deegaanada Jubbaland sidoo kalana doonaya qabashada Xilkaas.

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.