Home » Archive Montly February, 2017

Tababar ku Saabsan Xanaaneynta Mashaariicda oo ka furmey Magaalada Baardheere (Daawo Sawwiro)

Feb 28, 2017
Waxaa Xarunta Cusub ee Maamulka Degmada Baardheere ka furmey Tababarkii 3aad ee looga arinsanayo mashaariicda horomarinta ee laga hergeliyey degmada qaabka loola wareegi lahaa, loona xanaaneyn lahaa iyo baahiyaha ay qabaan Bulshada ku dhaqan degmada marka laga eego adeegyada ay u baahan yahiin in laga saacido. Tababarkani oo ay soo abaabuleen Maamulka degmada Baardheere ayaa mudada Seddexda Maalin... 

Madaxweyne Farmaajo “Abaaraha ka Jira Dalka Waa Musiibo Qaran oo u Baahan Gargaar Deg-deg Ah”

Feb 28, 2017
Muqdisho (28 Feb, 2017)– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Faramaajo), ayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin musiibo qaran oo u baahan in si degdeg ah looga jawaabo. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka in ay ka qeyb qaataan gargaarka loo fidinayo dadka ay abaarahu saamaayeen si looga gaashaanto in xaalad macaluul oo... 

Declaration of National Disaster

Feb 28, 2017
Mogadishu: February 28, 2017: The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo) has declared a National Disaster to deal with the humanitarian emergency in all areas affected by the current drought. The president has appealed to the International Community to urgently respond to the calamity in order to help families and individuals to recover from... 

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Baaq U Diray Beela  Ku Dagaalamay Deegaanno Hoosyimaada Cadale (Dhageyso)

Feb 28, 2017
Madaxweynaha  Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Muqdisho ee uu howlo shaqo u joogo ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin Dagaal beeleedka ka dhacay deegaanno hoosyimaada degmada Cadale ee gobolka shabeelaha dhexe,Abaaraha ka jira deegaannada Hirshabeelle, iyo Golaha Wasiirada Hirshabeelle ee uu dhowaan Madaxweynuhu... 

Madaxa Ururka EASTADO, Aden Colujoog oo hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha, Ra’isal wasaaraha iyo shacabka Soomaaliyeed

Feb 26, 2017
Aniga oo ah Aden Colujoog, ahna madaxa Ururka Horumarinta Bariga Afrika – East African Development Organization (Eastado), ayaa waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Ra’isal wasaaraha uu mgacaabay Xasan Cali Khayre, iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed meel ay joogto dal iyo dibadba, aniga oo ugu hambalyeynayo guusha la gaaray oo ah... 

AKHRISO: Qoraaga Daahir Faarax Afdheere oo talooyin mihiim ah u jeediyay Madaxweyne Farmaajo

Feb 26, 2017
Asalaamu-caleykum. Mudane Madaxweyne Ku soo dhawoow qalbi furan iyo gacmo furan, waa ilaahey mahadiis inaad si ah nabad ugu soo laabetey safarkaadii Boqortooyada Sacuudiga, intaas kadib, haddii aad hesho fursad aad ku akhriso, waxaan halkaan kuugu soo jeedinayaa talooyin mihiim ah. Waxaan marka hore ku talinayaa in aad u badiso hadalada wacyigelinta iyo baraarajujinta ah ee ku socda shacabka aad madaxweynaha... 

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa bilaaban doona mashaariic lagu horumarinayo tirada iyo tayada ciidanka Asluubta Soomaaliyeed (Sawiro)

Feb 26, 2017
Muqdisho, 26, feb, 2017– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, ayaa maanta kormeer ku tegay carunta Xabsiga Dhexe iyo Taliska Ciidanka Asluubta Soomaliyeed ee magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo, ayaa ugu horreyn ku ammaanay ciidanka iyo taliska asluubta sida ay u xanaanneeyaan carruurta marka hore aheyd darbi-jiifka ee waddooyinka... 

Protecting Choice in Housing: February 28 Community Event

Feb 26, 2017
Greetings, After a year of exploring Section 8 program improvement needs, Council Member Glidden and I are moving forward with an ordinance to prohibit discrimination against Section 8 voucher holders, an incentive fund for landlords serving Section 8 voucher holders, and support for many changes recommended to the Section 8 program. Affordable and safe housing choices are increasingly limited in... 

Furaha Nabada iyo Horumarka Somaliya

Feb 26, 2017
Waxaa hubaal ah in Dorashada Madaxweyne Farmaajo ay midaysay dhaman Shacabka Somaliyadeed iydoo taasi ay jidho waxaan kula talinaynaah in Madaxweynaha iyo Xukumada imaan donta ay ka faidaystaah Shacabka Somaliyadeed ee u heelan in ay garab istaagaan.  Gobolada Dhexe waa Gobolada Midnimada iyo isku xirnanta Dalka muhiim u ah. Waxaa hubaal ah cidkastana ay qiraysaah hadii manta Xukumada cusub... 

Tababar Magaalada Baardheere loogu qabtey Bahda Isboortiska (Dhageyso+Sawwiro)

Feb 25, 2017
Iyadoo dhowaan loo diyaar garowayo Furitaanka dhismaha Garoonka kubada Cagta ee degmada Baardheere oo dhismahiisu bilahii ugu dambeeyey ay ka socotey gudaha degmada ayaa markii ugu horeysay waxaa Xarunta Cusub ee Maamulka degmada Baardheere lagu qabtey tababar kor loogu qaadayo Aoonta Ciyaartoyda ,Tababaraaysha,Grsoorayaasha iyo Xubno ka tirsan Guddiga dabagalka Mashaariicda Bulshada. Tababarkani...