Home » Archive Daily February 2nd, 2017

Madaxweyne Xasan Sheekh “Dowladda Soomaaliya waxaa ay si weyn u rumeysan tahay in kiiskeedu uu qaanuuniyan haysto qiil wanaagsan”

Feb 2, 2017
Muqdisho, 02 febraayo- 2017 – Maanta oo ay bisha Febraayo tahay 2, Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ oo fadhigeedu yahay Hague, dalka Netherlands, waxay ku dhawaaqday go’aan ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee 7-dii Oktoober 2015 ay Jamhuriyadda Kenya ka soo jeedisay dacwada badda ee ay Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ku oogtay Kenya. Jamhuriyadda Kenya waxaa ay diidmadeeda...