Home » Archive Daily February 4th, 2017

Daawo:Dhismaha cusub ee Jaamacada Galgaduud University oo la Furay.

Feb 4, 2017
Munaasabad lagu daah furayay dhismaha cusub ee jaamacada Galgaduud University ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq, Munaasabadan oo ay ka soo qeyb galeen qaar kamid ah maamulka degmada, qurbo joog iyo sidoo kale dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada Caabudwaaq ayaa xariga looga jaray dhismaha cusub ee jaamacada.  Read More →

Maslaxad Qaran Mise Mid Shaqsi. W/Q: Xasan Bile Maxamed.

Feb 4, 2017
Shacabka Soomaaliyeed, waxaa ay kujireen Mudo kudhow  30 sano Maxmiyad, waxayna maxmiyadda ugu jireen lawate iyo laaluush qaate. Shacabku marna maysan helin meelay ku hammuun baxaan. Waxaa caburinayey qabyaalad iyo siyaasad xumo, Qabyaaladu waxa aygaartay heer qofku yiraahdo war anagaoo reer hebel ah maxaa noogujira dowladda cusub? Haddii ay noqoto inay reerkoodu dhowr xubnood kuleeyihiin waxaa uu... 

Boqolaal Qoys oo ku Barakacay Abaarta oo Raashin gargaar loogu qeybiyey Baardheere (Sawwiro)

Feb 4, 2017
Baardheere, Somalia (AOL) – Ku dhowaad ilaa 273 qoys oo ku barakacay abaarta ka taagan dalka soomaaliya ayaa maanta waxaa gargaar raashineed loogu qeybiyey mid ka mid ah Xeryaha ay degan yahiin dadka barakacayaasha Barakacayaasha ee laga magacaabo Xabaal cadey oo ku taala Duleedka Baardheere. Gargaarka raashineed ee la siiyey Qoysaskan ayaa ah Mid Culimada Magaalada magaalada iyo gudiga gurmadka... 

Dhismaha Isbitaalka Balanbal oo ay ka qayb qaadanayaan Laba hay’adood ee Zamzam Foundation iyo Somali Stabililty Fund (SSF)

Feb 4, 2017
Dhismaha Isbitaalka Guud ee laga hirgelinayo magaalada Balanbal ee gobalka Galgaduud ayaa waxaa haatan ka qayb qaadanaya Laba Hay’adood oo samafal ah oo lagu kala magacaabo Zam-zam Foundation iyo Somali Stability Fund (SSF). Waxaa dhismaha Isbtaalka Balanbal uu bilowday Bishii Nofeembar ee sanadkii tagay 2016, waxaana uu  ka koobnaan doonaa 30 qol, 12 musqulood, 4 maqaasiin iyo hool aad u weyn,... 

Our Diversity makes us great!

Feb 4, 2017
In the Sixth Ward, what makes us different makes us great. Our neighborhoods are the most diverse in the city, and as the Nation’s first Council Member of Somali decent, nothing makes me prouder than seeing residents and families from all backgrounds working and living together. But when you run for office, events sometimes develop that are outside of your control. Let’s be clear: Donald Trump’s...