Home » Archive Daily February 9th, 2017

Daawo dardaarankii cajiibka ahaa ee xildhibaan Sakariye Xaaji Cabdi uu jeediyay inta aanan Farmaajo la dooran

Feb 9, 2017
Hoos ka daawo dardaaran cajiib ah oo geesinimo oo uu xildhibaan Sakariye Xaaji Cabdi u jeediyay xildhibaanada labada gole ee Soomaaliya ka hor inta uusan tartanka madaxweynaha Soomaaliya bilaan.  Read More →

Daawo Xildhibaan muujiyay qiiro wadaninimo oo ku wajahan dareenkiisa doorashada Farmaajo

Feb 9, 2017
Hoos ka daawo xildhibaan Soomaaliyeed oo doorashadii madaxweyne ee uu ku guuelystay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku tilmaamay mid usoo hoyatay guud ahaanba umadda Soomaaliyeed, dhabarjab weyna ku ah cadowga umadda Soomaaliyeed.  Read More →

Xildhibaanow kacaanku yuusan inaga dhicisoobin

Feb 9, 2017
Samatar Baxnaan AUN oo loo soo sheegay war ka farxiyey ayaa waxaa laga hayaa Anna waxaan la xoodnaa shalay iga xayuubsheene Hadba waxaan la xarakaadayaa waa xogtaan helaye Xawliga durduradaan ka biqi xeeb inaan tago’e  Marka hore doorashada la doortey Madaxweyne Farmaajo waxaan ku soo dhaweynaynaa si taxadar leh, waayo wax badan baan inta kuwa guryahoodu u socda u sacabinay, caleemo qoyana... 

Daawo Aqoonyahano Soomaaliyeed oo Falanqeeyay Guusha Halyeey Madaxweyne Farmaajo

Feb 9, 2017
Hoos ka daawo barnaamij dood wadaag ah oo uu TV-ga Home Cable uu u qabtay aqoon yahano Soomaaliyeed, kuwaas oo si mug leh oo ay xirfad iyo aqooni ku dheehan tahay uga dooday tartankii madaxweynaha Soomaaliya oo uu aakhrikii ay guushu ku raacday mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Guusha Farmaajo waa guusha Soomaaliya sida ka muuqato dareenka umadda Soomaaliyeed meel ay joogaanba.  Read More →

Daawo BBC oo si qoto dheer uga hadashay doorashadii uu udane Farmaajo ugu guuleystaty madaxweynaha Soomaaliya

Feb 9, 2017
Hoos ka daawo wariye-yaasha Soomaaliyeed ee u shaqeeya laanta Af-Soomaaliga ee BBC oo si qoto dheer u qaadaa dhigaya guusha usoo hoyatay umadda Soomaaliyeed kaddib markii uu mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku guuleystay madaxweynaha Soomaaliya.  Read More →

Daawo Guushii Madaxweyne Farmaajo Iyo Wariye Coldoon Iyo qaar ka mid ah wadaniyiinta Soomaaliyeed

Feb 9, 2017
Hoos ka daawo wacdarihii ay wariye Coldoon iyo taageerayaasha Farmaajo ka muujiyeen Muqdisho.  Erayada ay Coldoon iyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee isbedel doonka ah ku dhawaaqayeen habeynkii ay doorashadu socotay waa mid qof kasta oo daawada shucuurtiisa taaban doonta. Ha noolaadaan oo ha jiraan Wariye Coldoon iyo dhamaan wadaniyiinta Soomaaliyeed ee ka gil-gishay gumeysiga ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed... 

Dibad Baxyo Lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub Soomaaliya oo Ka kala dhacay degmooyinka Gobolka Gedo (Daawo Sawwiro)

Feb 9, 2017
Inta badan degmooyinka Gobolka Gedo ayaa  waxaa maanta ka kala dhacay  dibad baxyo ballaaran oo lagu taageeraayo Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, ka dib markii fiidnimadii xaley uu ku guuleystey doorasho ka dhacdey Magaalada Muqdisho. Magaalooyinka dadka sida weyn ay isku soo baxeen ayaa waxaa ka mid ah Baardheere, Ceelwaaq, Garbahaarey,... 

Akhri warqad madaxweyne Farmaajo safaaradda Soomaaliya ee Washington DC loogu badalay 1985

Feb 9, 2017
Hoos ka akhri warqad madaxweynaha cusub, mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo safaaradda Soomaaliya ee Washington, DC loogu badalay sanaddii 1985.   Barkhad Hiirad barkhadcase@gmail.com  Read More →

Tafsiirka Quraanka oo kusoo gaba gaboobay Hargeysa

Feb 9, 2017
Xaflad heer sare ah oo lagusoo gabagabay nayay Tafsiirka Quraanka kariimka ah ayaa waxaa lagu qabtay Machadka Sare ee Ducaadda oo ku yaala Caasimada Somaliland ee Hargeysa. Xafladaani ayaa waxaa kasoo qayb galay Culimada ugu waaweyn Soomaaliya oo uu ugu horeeya Shiikha weyn ee Muxadithka ah Sh.Cabdulaahi Cali Geele, iyo Sh.Cismaan Cali Xusayn oo ah Shiikha Tafsiirka u dhameeyay Ardayda, waxaa kale... 

Duco iyo dardaaran ku socda mudane Maamed Cabdulaahi Farmaajo

Feb 9, 2017
 Marka hore waxaan leeyahay “Alxamdullilah guusha Farmaajo, Madaxweynaha cusub ee Soomaaliy,) marka xigtana 5 qodob oo aan kula dardaarmayo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ah kuwa soo socda: 1. Inuu shareecada islaamka  uu waddanka ku xukumo si uu u helo kaalmada Ilaahey oo uu kaga badbaadaya tan shisheeyaha isagoo saaxiibo dhow ka dhiganayo culumada...