Home » Archive Daily February 10th, 2017

Madaxweynaha Soomaaliya oo baaq u diray Madaxda dowladaha Carabta

Feb 10, 2017
Muqdisho, February 10 , 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka socday Ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweynuhu waxa uu gudoomay dhambaallo hambalyo ah oo ay uga sideen Madaxda dalalkooda, ayna ugu bogaadiyeen xilka loo doortay... 

Who is Somalia’s New President Farmajo?

Feb 10, 2017
By Conor Gaffey On 2/9/17 at 12:55 PM  Somalia’s new President Mohamed Abdullahi Mohamed sworn-in Somalia has a new president: Mohamed Abdullahi Mohamed, who is better known by his nickname, meaning “Cheese.” Lawmakers elected Mohamed, 54, to be the country’s new leader in a unique election held within the confines of Mogadishu’s international airport. Known as Farmajo, a play... 

Kacdoon shacab: Daawo mudaaharaadkii lagu taageerayay mudane Farmaajo ee ka dhacay Daljirka Dahsoon

Feb 10, 2017
Dabeesha kacdoonka dadweynaha lagu taageerayay intii mudda ahba madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa u muuqda mid ay gadaal ka wadeen inta badan dhalinyaro rag iyo dumar isugu jira oo ku sugan dal iyo dibad, kuwaasoo markii aad daawato dhamaan mudaaharaadyadii ka dhacayay gobolada Soomaaliya iyo waliba dibadaha dalka ay indhahaagu ku dhacayaan dhalinyaro aad u xamaasadeysan... 

Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun. Ex-Jeneraal Cabdi Yuusuf Maxamed (Faadoco) oo Copenhagen ku geeriyooday

Feb 10, 2017
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay February 9, 2017 magaala madaxda dalka Denmark ee Copenhagen ku geeriyooday allaha u Naxariistee Marxuum Gen. Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco.) Dhamaan Bahweynta AOL meel ey joogaanba, anaga oo si weyn uga tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid AUN marxuum Cabdi Yusuf Maxamed (Cabdi Faadaco), ayaa waxaan...