Home » News »

Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun. Ex-Jeneraal Cabdi Yuusuf Maxamed (Faadoco) oo Copenhagen ku geeriyooday

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay February 9, 2017 magaala madaxda dalka Denmark ee Copenhagen ku geeriyooday allaha u Naxariistee Marxuum Gen. Cabdi Yuusuf Maxamed (Cabdi Faadaco.)

Dhamaan Bahweynta AOL meel ey joogaanba, anaga oo si weyn uga tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid AUN marxuum Cabdi Yusuf Maxamed (Cabdi Faadaco), ayaa waxaan halkaan tacsi ugu direynaa qoyska, qaraabada iyo asxaabta uu ka tagay marxuumka.

Rabbi marxuumka janatul fardowso ha ugu bishaareeyo, qoyka iyo qaraabada uu ka tagayna Samir iyo iimaan haka siiyo. Aamiin.

Cabdibare Maxamed, Muqdisho/Somalia.

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.