Home » Archive Daily February 13th, 2017

An open letter to President elect Mohamed Farmaajo

Feb 13, 2017
First, I congratulate you for being elected as the President of the federal Republic of Somalia for the next 4 years. It is a victory that has come about as a direct result of Somalia’s stagnant political and social bad governance, massive corruption, persistent foreign powers interference in the internal affairs of Somalia and the balkanization of the country along clan affiliations. Commencing... 

Farriin Ku Socota Madaxweynaha Somalia: Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo

Feb 13, 2017
Marka hore, iga guddoon hambalyo iyo duco in Eebbe kuu fududeeyo kuna guuleysiiyo xilka cusub ee madaxweynenimo. Hambalyada ka dib, waxaan talo ahaan ku soo jeedinayaa arrimaha soo socda: 1. Xilligan Somalidu waxay maraysaa samankii ugu xumaa taariikhdeeda Geeska Afrika waayo qabyaaladda ayaa maanta dad badan kaga xoogweyn Iimaanka Diinta Islaamka, wadaninimada, iyo sharafta iyo kala dambaynta dawladnimada.... 

Shir afar maalmood soconaya oo ku saabsan sidii sharciyada canshuuraha wadanka loo midayn lahaa oo Nairobi lagu qabtay

Feb 13, 2017
Guddi ka kooban qaybaha maaliyadda ee maamul goboleedyada iyo dawladda Federaalka ayaa shir uga furmay magaalada Nairobi. Shirkaan oo afar maalmood socon doona ayaa looga doodi doonaa habka ugu fudud ee loo heli kara hanaan midaysan oo lagu qaado canshuuraha wadanka.  Guddiga ayaa xooga saaraya sidii ay u qiimayn lahaayeen kala duwanaanshaha dhinaca canshuuraha iyo saamaynta ay ku leedahay hanaanka... 

Madaxweynaha oo la Kulmay Hay’adaha Gargaarka iyo Beesha Caalamka, isla markaasna Dhambaal ka helay Amiirka Qatar

Feb 13, 2017
Muqdisho 13 Feberaayo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta qaabilay wufuud ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan sida ay beesha caalamka uga qeyb qaadan karto gurmadka abaaraha. Wafdigan oo uu hoggaaminayay K/Xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isu... 

Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade (Calanside) oo u hambalyeysay Madaxweynaha D.F.S. mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Feb 13, 2017
HAMBALYO ** HAMBALYO ** HAMBALYO  Haybad iyo wanaag Farmaajoow, Allaa Hiba kugu siiyaye Hayinkii baxsani Awrta, wuu ugu horreeyaaye Shacabkiibaad u hiillisoo, Lama-Huraan baad tahaye Habaaskii waataad ka huftayood, hurda isaseegteene Hareerta waxaa innaga xiga, hur iyo daacuune Halis inuu yahay cadaw, hohey haatan la’ogaaye Hubkeey isugu dhiibeen dhammaan, wakaa lagu wada hoobtaye Ciidankii... 

Warqad furan oo ku socota Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya

Feb 13, 2017
KU: MADAXWEYNAHA SOMALIAYA MUDANE MAXAMED CABDILAAHI FARMAAJO KA :MOHAMED BIDE ABDIRAHMAN Asalamu calaykum marka hore salan ka bacdi anigoo ku hadlaya afka dhalinyarada somaliyeed meelkasta oo ay kala joogaan ku kala firidhsan yihiin ku dhibaataysan yihiin ,waxa madaxwayne in badan soo wada galnay halgan dheer kaas oo ahaa talada wadanka in aad mar uun hogaamiso taas oo ay sababtay quluubta shacabka... 

Gabadh ka carootay hadalkii gabadh uu dhalay AUN Jeneraal Salaad Gabeyre ee si qabyaaladeysan hadashay 

Feb 13, 2017
Hadaanad waligaa maqal cod sax ah oo ka turjumaya dhalinta Soomaaliyeed ee maanta, hadaanad fileyn inta aad nooshahay in aad maqasho cod qiiro leh oo ka turjumaya dareenka runta ah ee shacabka Soomaaliyeed, Video-ga hoose ka dhageyso gabar da’ yar oo si cad ugu jawaabtay fariin qaldan oo haddana qabyaaladeysan oo dhawaan kasoo yeertay gabar uu dhalay Allaha u naxariistee marxuum Jeneraal Salaad... 

Codka wadaniga: Daawo Gabadh Ilaah uu Caqli siiyay oo u jawaabtay gabadhii uu Jeneral Gabeyre dhalay

Feb 13, 2017
Hadaanad waligaa maqal cod sax ah oo ka turjumaya dhalinta Soomaaliyeed ee maanta, hadaanad fileyn inta aad nooshahay in aad maqasho cod qiiro leh oo ka turjumaya dareenka runta ah ee shacabka Soomaaliyeed, Video-ga hoose ka dhageyso gabar da’ yar oo si cad ugu jawaabtay fariin qaldan oo haddana qabyaaladeysan oo dhawaan kasoo yeertay gabar uu dhalay Allaha u naxariistee marxuum Jeneraal Salaad...