Home » News »

Codka wadaniga: Daawo Gabadh Ilaah uu Caqli siiyay oo u jawaabtay gabadhii uu Jeneral Gabeyre dhalay

Hadaanad waligaa maqal cod sax ah oo ka turjumaya dhalinta Soomaaliyeed ee maanta, hadaanad fileyn inta aad nooshahay in aad maqasho cod qiiro leh oo ka turjumaya dareenka runta ah ee shacabka Soomaaliyeed, Video-ga hoose ka dhageyso gabar da’ yar oo si cad ugu jawaabtay fariin qaldan oo haddana qabyaaladeysan oo dhawaan kasoo yeertay gabar uu dhalay Allaha u naxariistee marxuum Jeneraal Salaad Gabreyre.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

1 Jawaab " Codka wadaniga: Daawo Gabadh Ilaah uu Caqli siiyay oo u jawaabtay gabadhii uu Jeneral Gabeyre dhalay "

  1. Ukash says:

    Asc . abayo wa runtaa wana kugu raacsanahay hada nahay dhalinyarada somaliyeed . masha allh

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.