Home » Archive Daily February 15th, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo Khadka Telefoonka Kula hadlay Boqor Salmaan

Feb 15, 2017
Muqdisho (15ka Febraayo, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula hadlay Boqorka Sucuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Aala Sucuud, waxaana boqorka uu ugu hambalyeeyay guushii uu ka gaaray doorashadii dhacday 8dii bishan. Madaxweyne Farmaajo iyo Boqor Salmaan ayaa ka wada hadlay iskaashiga dowladaha Soomaaliya... 

FARMAAJO U GEEYA: WAA CUSUB, MISE WADDADII HORE

Feb 15, 2017
Waa salaamayaa dhamaan ummada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Waxaan jeclahay inaan la qayb sado farxada doorashada madaxwaynaha cusub ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, dhamaan inta jecel wanaaga ummada Soomaaliyeed iyo inay noo dhalato dawladnimo dhab ah iyo isbadal siyaasadeed oo ku qotoma bisayl, aragti dheer, nafti hurnimo iyo jawi midnimo cusub. Waa markii ugu horaysay... 

Madweynaha oo qaabiaxlay wafuud ka kala socota Jarmalka iyo Masar

Feb 15, 2017
Muqdisho 15 Feberaayo 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa shalay 14 Feberaayo kulan la qaatay masuuliyiin ka socda dalalka Jarmalka iyo Masar, waxayna ka wada hadleen sidii xiriirka dalalkaas iyo Soomaaliya loo xoojin lahaa. Madaxa Waaxda Bariga iyo Geeska Afrika ee Wasaarada Arrimaha Dibadda ee dalka Jarmalka Mudane Ralph Timmermann... 

Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon oo Hargeysa lagu xiray

Feb 15, 2017
War goor dhow naga soo gaaray magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in wariye Cabdimalik Muuse Coldoon lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Hargeysa kaddib markii uu kasoo noqday booqasho uu dhawaan ku tagay magaalada Muqdisho. Ujeedada xarsigga Coldoon ayaa lala xariirinayaa kulamo uu horay ula yeeshay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cali Farmaajo iyo asaga oo qeyb ka ahaa banaanbaxyadii Muqdisho... 

We stand united against hate

Feb 15, 2017
I want to make sure you heard the good news. Last week, the ninth circuit court ruled against Donald Trump’s immigration ban. The ruling benefits our entire Minneapolis community and demonstrates the fundamental power of our system of checks and balances. But the fight isn’t over. Here on the local level, I’ll keep standing up for diversity and inclusion. In my first term, I helped bring new... 

Baaq ku aadan shacabka Soomaaliyeed ee Qurba joogta ah

Feb 15, 2017
BAAQ KU AADAN SHACABKA SOOMALIYEED EE QURBO JOOGTA AH KUNA AADAN ABAARTA BAAHSAN EE AAFEESAY DALKA SOOMALIYA TAASOO DHAMEESAY DAD IYO DUUNYO Columbus Ohio, (AOL) – Kulumo isdaba jog ah oo ay yeesheen Jaaliyada ku dhaqan magaalada Columbus, Ohio ayaa waxaa ay kasoo saareen Baaq gurmad ah kaaso ku wajahan dhamaan shacabka soomaliyeed ee Qurbo joogta ah Baaqaas oo ku saleesan Abaaraha baahsan ee...