Home » Archive Montly March, 2017
Dawlad xayn daab ku jirta iyo shacab xaldoon ah! WQ. Abdikani A . Khalif
Waan salaamayaa dhamaan akhristayaasha. Dhowrkii todobaad ee la soo dhaafay, waxaa aad u socday doodo xiiso badan iyo aragtiyo kala duwan oo ku aadan golaha xukuumada cusub ee uu soo magacaabi doono RW Khayre. Dad badan oo aan ku jiro waxay qabeen in RW hu soo magacaabi doono gole wasiiro kooban oo tayo leh, ummada Soomaaliyeedna ku qanci karto ayna u arkaan xulasho shaqsiyeed ee ka...
Madaxda Dowladaha IGAD oo Ku Heshiiyay in Si Wadajir ah Xal Waara Loogu Helo Qaxootiga Soomaaliyeed
Nairobi (25 Maarso, 2017) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda dalalka Urur Goboleedka IGAD ayaa isugu yimid shir gaar ah oo looga arrinsanayay sidii xal waara loogu heli lahaa qoxootiga Soomaaliyeed.
Shir-madaxeedkan gaarka ah ayaa jeedadiisu tahay in lagu xoojiyo lilaalinta xuquuqda qaxootiga, lagana wada hadlo sidii looga jawaabi...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Oo Beledweyne Kula Kulmay Bahda Waxbarashada
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa halkaasi galabta kulan kula qaatay Xubno ka socday Bahda waxbarashada ee Gobolka Hiiraan, Iyo aqoonyahanada Magaaladaasi Ku dhaqan.
Kulanka ayaa ujeedkiisa ahaa sidii uu dhiira galin lahaa madaxweynaha, waxbarashada, Iyo in uu Ku baraarujiyo in lagama...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Oo Beledweyne Kula Kulmay Bahda Waxbarashada
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa halkaasi galabta kulan kula qaatay Xubno ka socday Bahda waxbarashada ee Gobolka Hiiraan, Iyo aqoonyahanada Magaaladaasi Ku dhaqan.
Kulanka ayaa ujeedkiisa ahaa sidii uu dhiira galin lahaa madaxweynaha, waxbarashada, Iyo in uu Ku baraarujiyo in lagama...
Golaha Wasiiradda Soomaaliya – xog xasaasi ah oo uu soo gudbiyay sargaal hore oo ka tirsanaa ciidankii NSS-ta
Waxaan aad u xiisaynayay dhismaha Golaha Wasiiradda , waxaan xog u doontay Taliye Nabad Sugid Dal Carabta Afrikaad ah , oo aan isku dufcad ahayn waayihii Midawga Soofiyeet, Moosko kadib waxaan lahayn walina leenahay xariir saaxiib iyo mid shaqo , waxaan wax ka Layliyaa Saraakiisha cusub ee Dalkiisa, waxaan u diray Telifoon oo waxaan waydiistay bal inuu iiga waramo waxa ay kasoo aruuriyeen raggiisa...
Puntland oo Yeelan doonta hanaan cusub oo siyaasadeed.
Madaxweynaha Dawladd Gobaleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 March 2017 si racsi ah u daahfuray furashada Ururrada siyaasada nidaamka xisbiyada badan ee Dawladda Puntland.
Xaflada Furitaanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinaayey, gudoonka Baarlamaanka, masuuliyiin ka tirsan goloyaasha Dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dawladda Puntland, ururada bulshada...
Golaha Amaanka iyo Nabadgalyada Midowga Africa oo shir la qaatay Madaxda Maamulka Jubbaland.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo sabti ah Aqalka Martida ee Magaalada Kismaayo kulan kula qaatay wafdi balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Amaanka iyo Nabadgalyada Midowga Africa Ndumiso Ntshinga.
Dhamaan Safiirada shan iyo Tobanka wadan ee xubnaha ka ah Golaha Amaanka iyo Nabadgalyada Midowga Africa ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Dowlad...
Soomaaliya iyo Kenya oo Gaaray Heshiisyo Muhiim u ah Xiriirka Labada Dal (Sawirro)
Nairobi, Kenya (23ka Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru Kenyatta ayaa maanta ku kulmay Aqalka Madaxtooyada Kenya.
Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay dhawr arrimood oo ku saabsan xiriirka labada dal oo ay ku jiraan socdaalka, iskaashiga, ganacsiga, ammaanka iyo arrimaha qaxootiga Soomaaliyeed ee...
Abdirahman Dahir Osman, the Minister for Education and Higher Education, Somalia By Yusuf Hussein Hassan
Abdirahman Dahir Osman is a very competent man and Abdirahman Dahir Osman has been appointed as the Somali minister of education and higher education, the Federal Government of Somalia. Somalia, the Horn of Africa nation is now battling an al-Shabaab insurgency after two decades of civil war.
Abdirahman Dahir Osman is an experienced educationalist from Somalia; he has dual Somali and Norwegian citizenship...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Booqasho Rasmi ah Ay Uga Bilaabatay Dalka Kenya
Muqdisho (22ka Maarso, 2017) – Madaxweynaha Jahuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya, halkaas oo uu ku joogi doono booqasho rasmi ah oo qaadan doonta muddo 3 maalmood.
Madaxweynaha waxaa gegida diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ku soo dhoweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya...