Home » Archive Daily March 1st, 2017

Madaxweynaha oo uga Mahadceliyay Golaha Shacabka Kalsoonidii ay Siiyeen Ra’iisul Wasaare Khayre

Mar 1, 2017
Muqdisho, 01, Maarso, 2017- Madaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa soo dhaweeyay go’aankii taariikhiga ahaa ee ay xubnaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ku ansixiyeen Mudane Xasan Cali Khayre oo uu 23kii bishii Febraayo u magacaabay jagada Ra’iisul Wasaaraha dalka. Madaxweynaha oo jeedinayay khudbaddii dastuuriga ahayd ee furitaanka... 

Khudbaddii Madaxweynaha uu maanta ka jeediyey furitaankii Kalfadhiga Koowaad ee Golaha Shacabiga Soomaaliyeed

Mar 1, 2017
بسم الله الرحمن الرحيم Guddoomiyaha golaha shacabka – Mudane: Mohamed Sh. Cusmaan Jawaari iyo Ku Xigeennadiisa Xubnaha Golaha Shacabka. Taliyeyaasha Ciidanka. Saxaafadda. Marti sharafta kale. Dhammaan waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka As-salaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakatuh Mudanayaal iyo Marwooyin Marka hore waxaan xildhibaanada labada gole uga mahadcelinayaa... 

Ra’isal wasaare Kheyre oo cod kalsooni buuxda ka helay baarlamaanka

Mar 1, 2017
Ra’isal wasare Xasan Cali Kheyre oo uu dhawaan madaxweynaha Soomaaliya usoo magacaabay xilka Ra’isal wasaaranimada ayaa maanta kalsooni buuxda ka helay Baarlamaanka Soomaaliya, ayada oo xubnihii baarlamaanka ee maanta soo xaadiray tiradooda ay aheyd 231 xildhibaan. Dood deer kaddib, mudane Xasan Cali Kheyre waxaa codka codka kaloosnida loo qaaday si aqlabiyad leh codka u siiyay dhamaan...