Home » Archive Daily March 4th, 2017

Xarun lagu dhaqan celin doono dhalinyarada oo laga furay magaalada Kismaayo.

Mar 4, 2017
Xarun lagu dhaqan celin doono dhalinyarada kasoo baxda Alshabaab oo laga furay xarunta Dawlad Gobaleeddka Jubbaland ee Kismaayo. Magaalada Kismaayo waxaa laga hirgeliyay xarun lagu dhaqan celinayo dhalinyarada kasoo baxda Alshabaab, Xaruntan oo ah tii afraad ee laga dhaqan geliyo gudaha Somalia ayaa waxaa maalgelisay dowlada Germany. Xarunta waxaa xadhiga kajaray madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Dawlad...