Home » Archive Daily March 7th, 2017

Talo ku socota Ra’isal Wasaare Khayre

Mar 7, 2017
KHAYRE U GEEYA:DAD, DAWLAD IYO DAL DHIS Waan salaamayaa dhamaan akhristayaasha. Waxaan rabaa halkaan inaan hambalyo uga diro Raysal Wasaaraha cusub Mudane Khayre, waxaana ilaah uga baryayaa inuu u fududeeyo xilka cusub ee uu ummada u qabtay. Waxaad moodaa inuu Madaxwayne Farmaajo qaaday wado ka duwan wadooyinkii hore ee ay qaadi jireen madax waynayaashii ka horeeyay; ha noqoto Raysul Wasaaraha uu... 

Geesiyada u kacay gayigeena iyo gunaadkii gumeystaha

Mar 7, 2017
Soomaalidaa ku maah maahda “Wixii rag u kaco rabina aqbalo waa rumoobaan” Mudo rubuc qarniya  laga soo bilaabo 1991 dii  dalkeena waxaa ka jiray nidaam daro,markii ay booskii baneeyeen ciidankii xooga dalka soomaaliyeed ee sigayay amaanka dalka gudaha iyo dibdaba.maqnaanshaha ciidankii xooga dalka soomaaliyeed wuxuu keenay,in laysu dilo qabiil qabiil jifo jifo qoys qoys iyo bah bah.... 

Masar oo ku howlan istiraatijiyad qarsoon oo ka dhan ah Itoobiya 

Mar 7, 2017
  Wakaaladda wararka ee Koonfurta Suudaan (South Sudan News Agency)  ayaa baahisay waraysi khaas ah oo ay la yeelatay jaajuus hore oo ka tirsaanaa sirdoonka dalka Uganda, waxayna wakaaladdu sheegtay in dowladda dalka Masar ay si firfircoon raad ugu leedahay istaraatiijiyad milatari oo qarsoon oo ka dhan ah biyo xireenka ay Ethiopia ka dhisayso Webiga-Nile. Waxay kaloo dowladda Masar caawimaad milatari... 

Madaxweyne Farmaajo iyo Xoghaya Guud ee QM oo Kawada Hadlay Arrimaha Abaaraha iyo Amniga

Mar 7, 2017
Muqdisho (07 Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Guterres. Madaxweynaha iyo Xoghaya Guud ee QM ayaa ka wada hadlay arrimaha abaaraha iyo amniga, waxayna si wada jir ah baaq ugu direen Beesha Caalamka, si gurmad degdeg... 

Xarun dhaxe oo ay leedahay HS&J ayaa laga furay Baydhabo

Mar 7, 2017
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Adan Jimcaale (Koofi) ayaa manta xariga ka jaray Xarun dhexe oo ay Hay’addu ka furtay magaalada Baydhabo Xarunta KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed waxaana xaruntan laga maamuli doonaa dhamaan xarumaha ay Hay’addu ku leedahay Deegaanada Maamulka Koofur Galbeed. Xaflada Furitaanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro Xidhibaano iyo maamulka... 

(Sawirro) Shirkadda NIKE oo soo bandhigtay xijaab dumarka ciyaartooyda Muslimka loogu talagalay

Mar 7, 2017
Shirkadda caanka ku ah soo saarista dharka iyo kabaha ciyaaraha ee NIKE ayaa soo bandhigtay qorshe ay ku howlanayd sanado badan oo ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb qaata ciyaaraha caalamiga ah ee adduunka, waxayna haatan suuqyada soo dhigtay xijaab ay ugu talagashay haweenka Muslimka ah ee ka qayb qaadan doona tartammada orodka iyo wixii lamid ah. Xijaabkan cusub oo ah nooc xirashadiisu...