Home » Archive Daily March 13th, 2017

Muhiimadda Akhlaaqda iyo burburka umadaha (Video)

Mar 13, 2017
Assalamu Calykum walaal Akhlaaqdu waa lama nooc,  akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa  marar badan sabab u ah bur burka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas. In shaa Allah waxa aan idinla wadaagi doonaa dhawar barmaamij oo ka hadlaya akhlaaq wadareedka bulsho burbur looga badbaadin karo.Barmaamijkani waa kii kowaad ee barmaamijyadaas,... 

Xaalka Europe & Turkey oo meel daran kusii socda

Mar 13, 2017
Holand ayaa u digtay shicibkeeda u safraya dalka Turkey kaddib markuu xiriirka labada waddan xumaaday maalmo kahor. Waddamada Holand, Germany, Austria & Switserland ayaa diiday in shicibka kasoo jeeda Turkiga ay sameeyaan dibad-bax lagu taageerayo afti waxlooga baddalayo dastuurka dalka Turkiga. Is-hortaagga waddamadaas wuxuu sababay in mudane Erdogan uu hadallo ad-adag uu jawaab uga dhigo,... 

Celebrating the Grand Opening of the Cedar Riverside Opportunity Center

Mar 13, 2017
Despite the cold and snow condition, community leaders and hundreds of Ward 6 residents joined me yesterday to celebrate the Grand Opening of the Cedar Riverside Opportunity Center. Greetings, Now that the Opportunity Center is open, people in the neighborhood can access a wide array of resources that will help put them on a path to good jobs and high quality education. The center will be an invaluable... 

Dhagar qabe intuusan is qarxin lagu toogtay magaalada Kismaayo

Mar 13, 2017
Ciidamanka Nabad-sugidda Dawlad Gobaledka Jubaland ayaa fashiliyay nin isku soo xiray Qarax oo damacsanaa in uu dhibaato geysto, ciidanka ayaa Dhagar Qabahaan Rasaas la dhacay kaddibna waa uu Qarxay mana jirin cid kale oo waxyeelo soo gaadhay. Ciidaamada Nabad Sugida maamulka Jubbaland ayaa ah kuwo marar badan fashiliyay qaraxyo noocaan oo kale ah oo ay dhagar qabayaashu la damacsanaayeen Shacabka... 

Allaha u naxariistee waxaa dhawaan Kismaayo ku geeriyooday Ugaas Maxamuud Ugaas Xuseen Ugaas Maxamed Baqoow

Mar 13, 2017
Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun, Waxaa dhawaan gurigiisa oo ku yaala magaalada Kismaayo ku geeriyooday Ugaaska Jubbaland, Ugaas Maxamuud Ugaas Xuseen Ugaas Maxamed Baqoow. Haddaba, halkaan Gujji si aad u maqasho tacsi loo diraayo guud ahaan umadda Soomaaliyeed, iyo gaar ahaan qoyska iyo qaraabada uu ka dhashay meel ay joogaanba.  Read More →

Tacsi, Diblomaasi sare Axmed Maxamuud Ibraahim

Mar 13, 2017
Tr. March 13, 2017 Muqdisho – Soomaaliya Tacsi, Diblomaasi sare Axmed Maxamuud Ibraahim Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer, Wasiiru dowlaha H.E. Khaled Omar Ali , Wasiir kuxigeenka H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” , Xoghayaha joogtada, Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirada, Qunsulada guud... 

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed in ay Alle bari iyo Roob doon isugu soo baxaan”

Mar 13, 2017
Muqdisho (12ka Maarso, 2017)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ku dhawaaqay in maalintaTalaadada ah ee soo socota ay tahay Maalinta Alle-bariga iyo Roob-doonta. Madaxweynaha ayaa baaqan jeediyay keddib markii uu kulama dhawr ah la qaatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Abaaraha iyo Culumada Soomaaliyeed, waxa uuna sheegay in loo baahanyahay... 

Shirkadda Hormuud Foundation oo deeq Raashin iyo lacago gaarsiisey Barakacayaasha Abaaraha iyo bukaano degan Duleedka Baardheere (Sawwiro)

Mar 13, 2017
Shirkada Hormuud Foundation Xafiiskeeda Baardheere ayaa maanta waxay deeq isugu jirta raashin iyo lacago  waxaa ay gaasiiyeen Boqolaal qoys oo Barakacayaal ah, degana duleedka Magaalada Baardheere  kana kala yimid deegaano ka kala tirsan Gobolada Gedo, Bay iyo J/Dhexe iyo bukaano la liita cudurka shuban biyoodka eek u jira Isbitaalka Baardheere. Gargaarka raashineed ee la siiyey Qoysaskan Brakacayaasha...