Home » News »

Allaha u naxariistee waxaa dhawaan Kismaayo ku geeriyooday Ugaas Maxamuud Ugaas Xuseen Ugaas Maxamed Baqoow

Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun,

Waxaa dhawaan gurigiisa oo ku yaala magaalada Kismaayo ku geeriyooday Ugaaska Jubbaland, Ugaas Maxamuud Ugaas Xuseen Ugaas Maxamed Baqoow.
Haddaba, halkaan Gujji si aad u maqasho tacsi loo diraayo guud ahaan umadda Soomaaliyeed, iyo gaar ahaan qoyska iyo qaraabada uu ka dhashay meel ay joogaanba.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.