Home » Archive Daily March 14th, 2017

Bayaan: Shabaab iyo dowladda oo laga codsanayo inay wadahal furaan

Mar 14, 2017
C/Waaxid C/Laahi Khaliif abdulwahidkhalif@hotmail.com         Allaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato. Shabaab iyo dowladdaa wadahadal laysugu keenayaa? Dadka isu keenaya ma UN bey ka socdaan? Maya! Jaamacadda Carabta? Maya! Ururka Midowga Africa? Maya!   Maraykan? Maya! Midowga Yurub? Maya! Amisom? Maya! Haddaa ma Itoobiyey ka socdaan? Waxaan... 

Erdogan oo wali weerar afka ah ku haya dowladda Holand

Mar 14, 2017
Turkiga dagaalkiisa xagga hadalka ee ku wajahan Holand ayaa kasii kululaanaya kuwii hore, kaddib markuu mudane Erdogan uu dowladda Holand ku eedeeyay inay gacan-libaax ku lahaayeen xasuuqii Bosnia ka dhacay sanadkii 1995,   gaar ahaan magaalada Srebrenica. Ciidamadii nabad ilaalinta ahaa ee ka socday dalka Holand waqtigaas  ayaa ku guuldarraystay inay magangaliyaan dadkii Muslimiinta Bosnia ahaa... 

Maxkamadda caddaaladda Europe oo mamnuucday in dumarku shaqada kuxiran karaan Qamaar

Mar 14, 2017
Maxkamadda  Caddaaladda Midowga Europe ayaa sharci ka dhigtay in shirkaduhu ay ka mamnuuci karaan dumarka u shaqeeya inaysan xiran Qamaarka madaxa la saarto. Waa kiiskii ugu horreeyay oo dumarka muslimiinta xuquuqdooda laga horyimaado inay ku shaqayn karaan xijaabka. Maxkamadda ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay inay goobaha shaqada ee Europe ay mamnuuc ka tahay in qofku uu soo xirto... 

NATO oo ka hadashay haddii Scotland ka go’do UK

Mar 14, 2017
Xog-hayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in Scotland aysan si degdeg ah ku noqon doonin xubin ka tirsan xubnaha kamidka ah xulufada milatariga Yurub. Isagoo ku sugan Brussels kana hadlaya xaalka u dhexeeya  Glasgow & London wuxuu yiri, “Haddii Scotland u codayso inay ka go’do UK taasi waxay la macne tahay inay Scotland ka baxday difaaca Yurub. Wuxuu kaloo intaa sii raaciyay,... 

Google & Shirkadda Dharka Levi’s oo soo wadasaaray jaakad la shaqaysa Mobile-ka

Mar 14, 2017
Shirkadda Google & shirkadda kale dharka soo saarta ee Levi’s ayaa soo wadasaaray jaakad la shaqaynaysa teleefoonka gacanta. Sida ay u wada shaqaynayaan jaakadda iyo teleefonka ayaa aad u sahlan, waxay ku wada shaqayn doonaan Bluetooth,  tusaale ahaan haddaad jaakadda halka saacadda lagu xirtoama cumaacumta  aad dhinac laba farood ugu salaaxdo waxay kuu sheegaysaa waqtiga, haddaad dhinaca... 

Waa maxay Isgaarsiin Telecom Engineering?

Mar 14, 2017
Hordhac ( introduction) Ilaahay ayaa mahad iskale kudayashona Nebi Maxamed (Csw) intaa kabacdii waxaan halkan ku dul istaagayaa ama fikir guud oo kooban kaga bixinayaa qayb kamid ah Engineeringka oo loo yaqaan Telecommunication Engineering Afkeenna soomaaliga ku noqonaysa is-  gaadhsiin, qaybtaas oo ah mid kamid laamaha engineeringka ee hoos taga Electrical Engineering ka. Guji halkaan si aad u akhriso...