Home » Archive Daily March 15th, 2017

Kooxda Xidigaha Ilays Band oo hees aan caadi aheyn u qaaday degmada Dheeka Suftu

Mar 15, 2017
Degmada Dheeka Suftu oo ka tirsan degmooyinka gobolka Liibaan ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo ka mid ah deegaanada dhulka Soomaalida Itoobiya kuwooda ugu qeyraadka badan ayaa waxaa dhawaan hees taabaneysa bilicda dhulka Dheeka iyo sida uu u yahay dhul dihan oo barwaaqo ah hees talantaali ah ku cabiray fanaaniinta kooxda xidigaha Ilays Band ee Kililka Shanaad.    Halkaan Guji si aad... 

Madaxwweynaha oo xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Arrimaha Dibadda Britain

Mar 15, 2017
Muqdisho, 15 ka Maarso, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha Arrimaha Dibadda dowladda Britain Mudane Boris Johnson oo maanta booqasho gaaban ku soo gaaraay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha iyo Xoghayaha Arrimaha Dibadda Dowladda Britain ayaa ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin xoojinta...