Degmada Dheeka Suftu oo ka tirsan degmooyinka gobolka Liibaan ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo ka mid ah deegaanada dhulka Soomaalida Itoobiya kuwooda ugu qeyraadka badan ayaa waxaa dhawaan hees taabaneysa bilicda dhulka Dheeka iyo sida uu u yahay dhul dihan oo barwaaqo ah hees talantaali ah ku cabiray fanaaniinta kooxda xidigaha Ilays Band ee Kililka Shanaad.
Halkaan Guji si aad u dhageysato heesa Dheeka Suftu lagu amaanayo oo ku jirta mp3