Home » Archive Daily March 16th, 2017

Dhageyso dhawaqa xabadaha iyo Oromo oo qiratay in ay ku jabtay dagaalkii duleedka degmada Dheeka Suftu

Mar 16, 2017
Taariikhdu markay aheyd February 14, 2017 waxaa deegaano hoos yimaada degmada Dheeka Suuftu ee gobolka Liibaan ee dhulka Soomaalida Itoobiya ka dhacay dagaal aad u kharaar oo u dhaxeeyay Oromadii duulaanka aheyd iyo shacabkii Soomaaliyeed ee deganaa deegaanka degmada Dheeka. Dagaalkaas kaddib, Oromadu waxay baro ay akhbaaraadka isugu gudbiyaan ee ay ku leeyihiin baraha kulanka bulshada iyo mareego...