Home » Archive Montly April, 2017

Haddii Jidku kaa khaldamo!!! Qore: Dr. Cabduraxman Baadiyow

Apr 30, 2017
Haddii Jidku kaa khaldamo!!! Dr. Cabduraxman Baadiyow   Kitaabka Qur’aanka waxaa Ilaahey usoo dejiyay in aadamiga aan jidka noloshu ka khaldamin, wuxuuna na siinayaa tilmaamo iyo tusaalooyin lagu hago nolosha. Waxaa intaas la jira, wuxuu Ilaahey noo soo diray rasuul bani-aadam ah, oo macalin noo noqda. Rasuulka ayaa noo cadeeyay waxyaabaha naga dahsoon, noona faahfaahiyay wixii si guud Qur’aanku... 

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay haweenka

Apr 30, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir ku saabsan ololaha geedi socodka dib u eegista Dastuurka la qaadatay haweenka Soomaaliyeed, kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka, Xildhibaanada Qaranka, iyo Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho. Ololahan oo ay Wasaaradda ugu magacdartay Sheeko Qarameed (National Conversation)... 

Sarakiil ka tirsan HSJ oo tababar aqoon kororsi ah ugu maqnaa dalka Ingariiska (UK ) aya dib ugu soo labtay Dalka.

Apr 30, 2017
Waxaa manta dalka dib ugu soo laabtay sarakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo tababar aqoon kororsi ah ugu maqnaa dalka Ingariiska (UK). Saraakiishan ayaa waxa ay soo barteen sida loo hubiyo dukumintiyada iyo hababka Socdaalka waxana ay aqoonta ay soo barteen uga faa’ideyn doonaan saraakiisha kale ee Hay’adda ka howlgasha. Tabbarkan ay sarakiisha ku tageen Yurub ayaa... 

Soomaaliya iyo beesha caalamka oo u gogol xaaraya heshiis iskaashi oo heer sare ah

Apr 30, 2017
Muqdisho, 29 April 2017 – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan heer sare ah kula qaadatay saaxiibada beesha caalamka si loogu diyaar garoobo Shirweynaha London ee arrimaha Soomaaliya kaas oo dhici doona 11ka bisha May 2017. Shirku wuxuu madaxda sare ee DFS siiyay fursad ay ku soo bandhigaan arrimaha siyaasadda ee mudnaanta u leh ugana doodaan waxyaabaha asaaska u noqonaya... 

Taariikh Diwaan Gashay: Erdogan oo ku ooyay madaxdii Qaranka Soomaaliyeed

Apr 30, 2017
  Dadka Soomaaliyeed ee dagan geeska afrika waxay ahaayeen dad geesiyaal ah,dad marti soor leh oo aan lagu gaarin wanaajinta martida,dad xumaanta ka xishooda,dad leh qab iyo han sare, dad leh diin,dad leh xer cilmi,dugsiyeey lahaan jireen ciyaalkeey wax bari jireen diintoodaa islaam ahayd.waxay ahaayeen soomaalidu dad u roon oo xurmeeya dumarka marna aan ogolayn... 

Soomaaliya iyo Turkiya oo Kala Saxiixday Heshiisyo Dhanka Horumarinta iyo Dhaqanka Ah

Apr 27, 2017
Ankara, 26 Abriil 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalkan Mudane Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayay ayaa soo dhaweyn heer sare ah loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada ee Ankara, isaga oo salaan sharaf ka qaatay cutub ka tirsan ciidanka... 

Isbahaysiga RAJO oo soo jeediyay in Soomalidu si gaar ah u wada tashato dawlad iyo shacab (Daawo Video)

Apr 26, 2017
Waxaa dalkeena haysta dib u dhac lixaad leh oo dhinac walba saameeyay, waxaana dhibaatooyinka jira ka mid ah shirar isdaba joog ah oo farabadan oo ka dhacay wadamo kala duwan, shirarkaas oo mar walba loo tuso Soomalida iyo dunida inteeda kale in looga gol leeyahay in lagu gar-gaaro Soomaliya. Waxaase soo if baxday in shacabku si wadajir ah aysan ugu qanacsanayn natiijooyinka ka soo baxaya shirarkaas... 

Madaxda Puntland iyo Ethiopia oo ka wada hadlay dhismaha Kastamka ganacsiga ee Galdogob.

Apr 26, 2017
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay gelin kii danbe kulan kulayeeshay maagalada Addis Ababa Wasiiru Dawlaha Wasaaraha Arrimaha Debeda dalka Ehiopia Mss.Hirut Zemene iyo Agaasimaha Guud ee arrimaha Africa iyo IGAd ahna gudoomiya gudiga dhamaystirka Costume-ka Tuur-bidi oo laga hirgelinayo xuduudka Puntland iyo Ethiopia Mr.Berhane Fisseha. Kullanka ayaa waxaa... 

Duqeymo kale oo laga fuliyay Gobalka Gedo iyo Khasaaro ka dhashay.

Apr 25, 2017
Diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa xalay saqdii dhexe duqeyn culus ka geystay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada Al- Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaha duqeynta geystay ay illaa 9 gantaal ku garaaceen deegaanka War-Gaduud oo u dhow Degmada Ceel Cadde.Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen qaraxyo waa weyn, waxaana la ogeyn khasaaraha... 

Kaliil oo sheegay inuu howlo shaqo u joogo Baardheere (Wareysi+Sawiro)

Apr 24, 2017
Maxamed Cabdi Kalill oo ah Wasiiru dowlaha Amniga ee Jubbaland oo maalmahan howlo shaqo u joogay Baardheere ayaa kulama kala duwan waxaa uu la qaatey Maamulka Degmada Baardheere, Saraakiisha Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM, waxaana uu sheegay in kulamadaasi ay ahaayeen kuwo is fahan dhaliyey. Kaliil oo la hadlayey warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in saraakiisha DF iyo kuwa AMISOM ay balan qaadeen ka...