Home » Archive Daily April 1st, 2017

Baaq nabadeed ku socda beelaha ku dhaqan degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Galgaduud

Apr 1, 2017
Anigoo ku hadlaya magacayga oo ah cabdinuur cabdulqaadir cabdi waxaan marka hore tacsi murugo iyo tiiraanyo badan xambaarsan halkaan uga dirayaa dhamaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii dadkii wax ku noqday iyo kuwii ku dhintay dhibkii arbacadii lasoo dhaafay ka dhacay degmada caabudwaaq ee gobolka galgaduud. Haddii aan usoo gudbo baaqa nabaded ee aan u diraayo dhamaan beelaha Daga degaanadda waqooyi... 

NUSOJ Condemns Kidnapping of a Somali Journalist in Mogadishu

Apr 1, 2017
Press release Mogadishu 01 /03/2017 National Union of Somali Journalists today condemned the kidnapping of Hanad Ali Guled a radio journalist who was snatched by unknown gunmen near his house in Southern Mogadishu. According to Hanad’s wife Hani Abdulkadir whom the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) contacted told “Armed militias snatched the journalist soon after he get out from his... 

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Iyo Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Kale Duwan

Apr 1, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa magaalada Muqdisho Kulan kula qaatay Guddiga Madaxa banana ee Xuduudaha iyo Federaalka, iyagoo ka wada hadlay Arrima Quseeya Xuduudaha iyo federaalka  iyo Wada shaqeynta Maamulka iyo Guddiga. Xubnaha Kulanka Madaxweynaha La qaatay ayaa waxaa hor kacayay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banana ee Xuduudaha iyo Federaalka Khaliif... 

Endorsement from the MN Nurses Association

Apr 1, 2017
I’m honored to announce the endorsement of the MN Nurses Association. Minneapolis is at its best when our citizens are healthy and nurses play an essential role in improving the patient experience. I’m proud to stand with them in their push for expanded health access and better health policy, and I vow to stand with ALL workers in the fight for improved working conditions,...