Home » Archive Daily April 5th, 2017

Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Danjire Yuusuf Garaad oo si rasmi ah xilka kala wareegay Wasiirkii hore Dr. Abdusalam Hadliye Omer

Apr 5, 2017
Muqdisho, April 05, 2017 – Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Yusuf Garaad Omar ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay xilka Wasaaradaasi Wasiirkii hore Dr. Abdusalam Hadliye Omer kadib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda ee caasimadda Muqdisho. Xafladda xil wareejinta oo ay goob joog ka ahaayeen Ra’iisul wasaare kuxigeeenka Jamhuuriyadda Federaalka... 

Warbixin ku sabsan Sababta keentay in diyaarado ka baxay Muqdisho lagu sii baaro Garoonka Wajeer

Apr 5, 2017
Cillad Farsamo oo dhinaca maamulka ah awgeed ayaa 2 diyaaradood oo ka duuley Airporka Aadan Cabdulle kuna sii jeedey Nairobi lagu leexiyey wajeer, diyaaradaha ayaa waxaa ka dhimanaa warqado ay bixiso wasaaradda Gaadiidka Kenya sida ay noo xaqiijiyeen saraakiisha duulista hawada ee labada dal. Heshiiskii Soomaaliya iyo Kenya ee ku saabsanaa dulimaadyada tooska ah waa mid shaqeynayaa isla markaana...