Home » Archive Daily April 10th, 2017

Wafdigii Wasiirad Maryam Qaasim iyo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid oo Kismaayo ku qaabilay.

Apr 10, 2017
Madaxwayne kuxigeenka koowaad ee Dowlad Gobaleedka jubaland mundane maxamuud Sayid Adan waxaa uu maanta Ku qaabilay guriga martida ee magalada Kismaayo wafdi ay hogaaminaysay wasiirka wasarada bini’adamnimada iyo ka hortaga masiibooyinka Drs Maryam qaasim oo Socdaal ugu kuurgalaysa xaalada Abaaraha ee deeganada Jubbaland iyo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinkaas. Kulanka Wasiirada iyo Madaxweyne...