Home » News »

Wafdigii Wasiirad Maryam Qaasim iyo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid oo Kismaayo ku qaabilay.


Madaxwayne kuxigeenka koowaad ee Dowlad Gobaleedka jubaland mundane maxamuud Sayid Adan waxaa uu maanta Ku qaabilay guriga martida ee magalada Kismaayo wafdi ay hogaaminaysay wasiirka wasarada bini’adamnimada iyo ka hortaga masiibooyinka Drs Maryam qaasim oo Socdaal ugu kuurgalaysa xaalada Abaaraha ee deeganada Jubbaland iyo sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinkaas.

Kulanka Wasiirada iyo Madaxweyne Kuxigeenka ayaa waxay kaga wada hadleen sidii Shacabka Soomaaliyeed ee abaarahu saameeyeen loo kaalmeyn lahaa, waxayna wasiiradu aad ugu amaantay Hogaanka Sare ee Dawlad Gobaleedka Jubbaland Sida wanaagsan ee ay ugarab taaganyihiin bulshadooda.




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.