Home » Archive Daily April 11th, 2017

Daawo: Ex Xildhibaan Hilowle Isuduwaha Wasaarada Howlaha Guud & Guryeynta Jubbaland ayaa soo kormeeray mashaariic laga hirgaliyay Baardheere.

Apr 11, 2017
Ex Xildhibaan Hilowle Aadan Maxamuud oo hadana ah Isuduwaha Wasaarada Howlaha Guud iyo Guryeynta Jubbaland ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland, ayaa soo kormeeray mashaariic Hormarineed oo laga hirgaliyay demada Baardheere ee Gobalka Gedo, Hilowle ayaa dhawr mashruuc oo sanadkii hore uu asago dhagax dhigay maanta mid mid usoo kor meeray dhismayaashoodii oo hada gabagabo ah.  Read More →

Wasiirka Amniga Jubaland C/rasiid Janan oo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay Degmada Luuq.

Apr 11, 2017
Wasiirka Amniga Dowlad Gobaleedka Jubaland C/rasiid Xasan C/nuur C/rashiid Janan ayaa maanta gaaray Degmada Luuq ee Gobalka Gedo, isgoona shir looga hadlayey amniga degmada iyo deegaanada hoos yimaada la yeeshay ciidamada amisoon ee Itoobiya, odayaal dhaqmeedka iyo maamulka magaalada Luuq, Gudoomiyaha degmada luuq Maxamad Xuseen Cusmaan Ganey oo si diiran u soo dhaweeyay wafidiga ayaa sheegay inay...