Home » News »

Daawo: Ex Xildhibaan Hilowle Isuduwaha Wasaarada Howlaha Guud & Guryeynta Jubbaland ayaa soo kormeeray mashaariic laga hirgaliyay Baardheere.


Ex Xildhibaan Hilowle Aadan Maxamuud oo hadana ah Isuduwaha Wasaarada Howlaha Guud iyo Guryeynta Jubbaland ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland, ayaa soo kormeeray mashaariic Hormarineed oo laga hirgaliyay demada Baardheere ee Gobalka Gedo, Hilowle ayaa dhawr mashruuc oo sanadkii hore uu asago dhagax dhigay maanta mid mid usoo kor meeray dhismayaashoodii oo hada gabagabo ah.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.