Home » Archive Daily April 13th, 2017

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Danjiraha Uk ee Soomaaliya.

Apr 13, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Uk ee Soomaaliya Divid Concar Masuuliyiintu waxay ka wada hadleen Xaalada abaaraha iyo amaanka Soomaaliya iyo ka qayb galka shirka dhaqaalaha loogu aruurinayo Soomaaliya ee bisha soo socota ka dhacaya dalka Ingiriiska, Magaalada London ee cariga ingiriiska ayaa lagu qabanayaa...