Home » News »

Madaxweynaha Jubbaland ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Danjiraha Uk ee Soomaaliya.


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Uk ee Soomaaliya Divid Concar Masuuliyiintu waxay ka wada hadleen Xaalada abaaraha iyo amaanka Soomaaliya iyo ka qayb galka shirka dhaqaalaha loogu aruurinayo Soomaaliya ee bisha soo socota ka dhacaya dalka Ingiriiska,

Magaalada London ee cariga ingiriiska ayaa lagu qabanayaa shirweyne looga arinsanayo arimaha Soomaaliya kaaso qabsoomi doona bisha May, shirkan ayaa lagu wada casuumay madaxda Dowlada Federalka iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada Soomaaliya.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.