Home » Archive Daily April 14th, 2017

Musuq-maasuqa Qarsoon iyo kan muuqdo keebaa halis badan – W.Q. Ibrahim Aden Shire

Apr 14, 2017
Dalka soomaaliya wuxuu ku caan baxay musuq-maasuq iyo wax is dabamarin, wuxuuna dhowr sano ah oo xariir ah qaatay koobka musuqa aduunka. Arintaan maahan  mid ay moogyihiin dadka soomaaliyeed balse waxay u arkaan caqabada ugu weyn ee horumarka iyo amniga dalka haysato inay tahay musuqa baahsan ee ka jira dalka iyo lunsashada xoolaha shacabka ee ay caadaysteen madaxdu. Balse waxaan lagu baraarugsanayn...