Home » Archive Daily April 17th, 2017

Facebook recognized SNTV facebook account and will include in the presentation at Facebook annual conference.

Apr 17, 2017
Mogadishu, 17 April 2017 – Somali National TV (SNTV) has received a formal request from Facebook to use one of SNTV social media videos in a presentation at Facebook annual conference. HE Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), Minister of Information of the Federal Republic of Somalia said “The Federal Government of Somalia appreciates the key role that our Somali National TV (SNTV) and its... 

War-Murtiyeedka Kulanka Wadatashiga Madaxda Qaran iyo Madaxda Dowlado Goboleedyada

Apr 17, 2017
Abriil 15 -16, 2017 Muqdisho – Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Waxaa kulanka shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari,... 

Somalia Statement on Turkey’s referendum on Sunday

Apr 17, 2017
17 April 2017, Mogadishu, Somalia – The Government and People of the Federal Republic of Somalia congratulate the Turkish Government and People on the positive outcome of Sunday’s referendum on their future political governance. We congratulate H.E. President Recep Tayyip Erdoğan on the referendum success which he led for a stronger and even more prosperous Turkey. We are confident under... 

Kulanka Wadatashiga Madaxda Qaran iyo Madaxda Dowlado Goboleedyada

Apr 17, 2017
Abriil 15 -16, 2017 Muqdisho Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Waxaa kulanka shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul... 

Maxamuud Sayid Aden oo Xariga ka jarey Mashaariic oo laga hergeliyey Baardheere (Dhageyso+Sawwiro)

Apr 17, 2017
Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa  Maanta soo gaarey Magaalada Baardheere, iyadoo ujeedadada Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka oo ay ka mid ahaayeen Xubno Wasiiro ah ay la xariirtey furitaanka  4 mashruuc oo dhowaan dhismahooda la soo gunaanadey. Dhismayayaasha sida rasmiga ah loo furey ayaa waxaa ka mid ahaa Xarunta Maamulka degmada...