Home » Archive Daily April 18th, 2017

Magaalada Kismaayo oo lagu soo gabagabeeyay shirweynihii ganacsatada soomaaliya.

Apr 18, 2017
Waxa magalaada Kismaayo ee xarunta Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa lagu soo gunaanaday shir weynihii ganacsatada soomaaliyeed ee labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga Socday magaalada kismaayo, shirkan ayaa looga hadlaayey arimaha dhinaca ganacsiga soomaaliya iyo u diyaar garowga ka qeybgalka shirka dhawaan ka dhici doono dalka ingiriiska oo ay ku casuuman yihiin madax badan oo ka socda Dowlada Soomaaliya,...