Home » Archive Daily April 19th, 2017

Xad-Gudub: Waa Gabay uu tiriyay Daahir Cali Cumar oo uu kula hadlayo maamulka Somaliland

Apr 19, 2017
Gabaygan magiciisu waa “Xad-Gudub” wuxuu la hadlayaa reerka Isaaq ama reer Shikh Isxaaq oo an isleeyahay xalkii soomaaliya xagooda jira markii tan alle laga tago. Gabay wiil yaroo tiriya iyo gaalisaba daaye geeska Afrikaad oo dhanbaan laba gamuurneyne garanmaayo Faransiis Isaaq gabi ahaantiise adinkuna gafbaa laga galaad caro la giigteene Gamaadiid dartood baad doraad galwda goyseene.  Asagoon...