Home » Archive Daily April 20th, 2017

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Turkiga uga mahadceliyey taageerada kabka Miisaaniyada Dowladda Federaalka

Apr 20, 2017
Muqdisho, 20 April 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kal iyo laab ah ugu mahadceliyey Dowladda Turkiga oo ka dhabeysay ballanqaadkeedii ahaa inay kabto miisaaniyada Dowladda Federaalka. Dowladda Turkiga ayaa Dowladda Federaalka ku wareejisey kabka miisaaniyada 5 bilood oo ay bishiiba kab uga dhigeyso miisaaniyada 2... 

Madaxweynaha Soomaaliya oo teleefoonka kula hadlay Dhiggiisa Turkiga

Apr 20, 2017
Tr. April 20, 2017 Muqdisho – Soomaaliya War Saxaafadeed (Faafin Degdeg ah) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” ayaa khadka teleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan. Madaxweynaha ayaa ugu horreyn ugu hambalyeeyay Madaxweyne Erdoğan iyo Shacabka Turkigaba natiijada aftida dhacday maalintii Axadda... 

Madaxweynaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtay Kismaayo iyo Maxamuud Sayid oo soo dhaweeyay.

Apr 20, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islam oo magaalada Muqdisho uga qayb galay shirkii madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ayaa garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa kusoo dhoweeyey galabta Madaxweyne Ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo xubno kamid ah golaha Wasiirada Dowlad Goboleedkada Jubbaland, Xildhibaano iyo Madaxda...